Soomaaliya iyo Jabuuti oo saxiixay heshiis cusub
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya iyo Jabuuti ayaa saxiixay heshiis cusub si loo xoojiyo xiriirka baarlamaanka iyo iskaashiga labada dal.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Heshiiskan ayaa ujeedkiisu yahay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo labada dhinac ay isla qaateen in la ballaariyo iskaashiga dhinacyada sharci-dejinta iyo howlaha baarlamaanka.
- Qodobbada lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ah horumarinta hannaanka sharci-dejinta, kobcinta aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha, is-weydaarsiga waayo-aragnimada iyo qabashada tababbarro ay si wadajir ah u qabanayaan labada baarlamaan.
- Sidoo kale, labada dhinac ayaa isku raacay in ay iska kaashadaan cilmi-baarista sharciyeed iyo casriyeynta hababka shaqo ee baarlamaannada, si kor loogu qaado hufnaanta iyo tayada howlaha ay hay’adahani qabtaan.
- Dhanka kale, heshiiska ayaa dhigaya in la xoojiyo wada-shaqaynta guddiyada joogtada ah ee labada baarlamaan, iyadoo sidoo kale xoogga la saarayo adeegsiga farsamada casriga ah iyo sugidda amniga xogta.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo heshiiska?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Heshiiskan waxaa ka mid ah horumarinta hannaanka sharci-dejinta, kobcinta aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha, is-weydaarsiga waayo-aragnimada iyo qabashada tababbarro ay si wadajir ah u qabanayaan labada baarlamaan.
- Heshiiska ayaa ujeedkiisu yahay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo labada dhinac ay isla qaateen in la ballaariyo iskaashiga dhinacyada sharci-dejinta iyo howlaha baarlamaanka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jabuuti (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa heshiis is-afgarad la saxiixday dhiggiisa dalka Jabuuti, Dileita Mohamed Dileita, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka labada baarlamaan iyo iskaashiga labada dal.
Heshiiskan ayaa ujeedkiisu yahay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo labada dhinac ay isla qaateen in la ballaariyo iskaashiga dhinacyada sharci-dejinta iyo howlaha baarlamaanka.
Qodobbada lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ah horumarinta hannaanka sharci-dejinta, kobcinta aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha, is-weydaarsiga waayo-aragnimada iyo qabashada tababbarro ay si wadajir ah u qabanayaan labada baarlamaan.
Sidoo kale, labada dhinac ayaa isku raacay in ay iska kaashadaan cilmi-baarista sharciyeed iyo casriyeynta hababka shaqo ee baarlamaannada, si kor loogu qaado hufnaanta iyo tayada howlaha ay hay’adahani qabtaan.
Dhanka kale, heshiiska ayaa dhigaya in la xoojiyo wada-shaqaynta guddiyada joogtada ah ee labada baarlamaan, iyadoo sidoo kale xoogga la saarayo adeegsiga farsamada casriga ah iyo sugidda amniga xogta.
Arrimaha kale ee heshiiska lagu daray waxaa ka mid ah dhismaha kooxaha saaxiibtinimada baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti, kuwaas oo door ka qaadan doona xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dhinac.
Waxaa sidoo kale lagu heshiiyay in labada baarlamaan ay isku dubbaridaan mowqifyadooda marka ay ka qaybgalayaan fagaarayaasha heer gobol iyo heer caalami, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu sii xoojinayo wada-shaqaynta Soomaaliya iyo Jabuuti.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa saxiixay heshiis cusub si loo xoojiyo xiriirka baarlamaanka iyo iskaashiga labada dal.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa saxiixay heshiis cusub si loo xoojiyo xiriirka baarlamaanka iyo iskaashiga labada dal.
- Heshiiskan waxaa ka mid ah horumarinta hannaanka sharci-dejinta, kobcinta aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha, is-weydaarsiga waayo-aragnimada iyo qabashada tababbarro ay si wadajir ah u qabanayaan labada baarlamaan.
- Heshiiska ayaa ujeedkiisu yahay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo labada dhinac ay isla qaateen in la ballaariyo iskaashiga dhinacyada sharci-dejinta iyo howlaha baarlamaanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ka qaybgalin heshiiska.
- Eedeymaha ku saabsan faahfaahinta heshiiska waxay ku saleysan yihiin kaliya warbixinta maqaalka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta heshiiska lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya iyo Jabuuti waxay ka shaqeynayaan xoojinta iskaashiga baarlamaankooda iyada oo loo marayo heshiis cusub oo la saxiixay.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo heshiiska?
- Sidee loo qiimeyn doonaa waxtarka heshiiskan?
- Ma jiraan waqtiyo la xiriira hindisayaasha lagu sheegay heshiiska?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · heshiis · jabuuti
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada