Soomaaliya iyo WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo maaraynta musiibooyinka
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya iyo Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo laba sano ah si loo xoojiyo maaraynta musiibooyinka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Madaxa WFP Soomaaliya Hameed Nuru ayaa kala saxiixday heshiiska, kaas oo diiradda lagu saarayo saadaalinta khataraha, diyaar-garowga, digniinta hore, tallaabada hore iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah.
- Heshiiska ayaa sidoo kale taageeraya xoojinta nidaamka maareynta khataraha musiibooyinka, sugnaanta cunnada, gargaarka bani’aadannimo iyo adkeysiga bulshada, si loo yareeyo saameynta musiibooyinka loona ilaaliyo nolosha iyo nolol-maalmeedka dadka Soomaaliyeed.
- Hameed Nuru ayaa sheegay in heshiisku uu xoojinayo iskaashiga SoDMA iyo WFP, isla markaana uu gacan ka geysanayo dhismaha nidaam maareynta musiibooyinka oo awood u leh inuu si degdeg ah uga jawaabo khataraha bani’aadannimo iyo saameynta isbeddelka cimilada.
- Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa dhankiisa sheegay in iskaashigu uu muhiim u yahay xoojinta diyaar-garowga qaranka iyo awoodda hay’adaha Soomaaliyeed ee ka jawaabista musiibooyinka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu qaadi doono heshiiska?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Heshiiska ayaa diiradda lagu saarayo saadaalinta khataraha, diyaar-garowga, digniinta hore, tallaabada hore iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah.
- Hameed Nuru ayaa sheegay in heshiisku uu xoojinayo iskaashiga SoDMA iyo WFP.
- Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa dhankiisa sheegay in iskaashigu uu muhiim u yahay xoojinta diyaar-garowga qaranka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo laba sano ah, kaas oo lagu xoojinayo awoodda Soomaaliya ee diyaar-garowga iyo ka jawaabista musiibooyinka.
Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Madaxa WFP Soomaaliya Hameed Nuru ayaa kala saxiixday heshiiska, kaas oo diiradda lagu saarayo saadaalinta khataraha, diyaar-garowga, digniinta hore, tallaabada hore iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah. Heshiiska ayaa sidoo kale taageeraya xoojinta nidaamka maareynta khataraha musiibooyinka, sugnaanta cunnada, gargaarka bani’aadannimo iyo adkeysiga bulshada, si loo yareeyo saameynta musiibooyinka loona ilaaliyo nolosha iyo nolol-maalmeedka dadka Soomaaliyeed.
Hameed Nuru ayaa sheegay in heshiisku uu xoojinayo iskaashiga SoDMA iyo WFP, isla markaana uu gacan ka geysanayo dhismaha nidaam maareynta musiibooyinka oo awood u leh inuu si degdeg ah uga jawaabo khataraha bani’aadannimo iyo saameynta isbeddelka cimilada. Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa dhankiisa sheegay in iskaashigu uu muhiim u yahay xoojinta diyaar-garowga qaranka iyo awoodda hay’adaha Soomaaliyeed ee ka jawaabista musiibooyinka.
Wuxuu sheegay in mudnaanta la siin doono digniinta hore iyo tallaabada hore, isagoo WFP uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ay siiso Soomaaliya.
Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Madaxa WFP Soomaaliya Hameed Nuru ayaa kala saxiixday heshiiska, kaas oo diiradda lagu saarayo saadaalinta khataraha, diyaar-garowga, digniinta hore, tallaabada hore iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah.
Heshiiska ayaa sidoo kale taageeraya xoojinta nidaamka maareynta khataraha musiibooyinka, sugnaanta cunnada, gargaarka bani’aadannimo iyo adkeysiga bulshada, si loo yareeyo saameynta musiibooyinka loona ilaaliyo nolosha iyo nolol-maalmeedka dadka Soomaaliyeed.
Hameed Nuru ayaa sheegay in heshiisku uu xoojinayo iskaashiga SoDMA iyo WFP, isla markaana uu gacan ka geysanayo dhismaha nidaam maareynta musiibooyinka oo awood u leh inuu si degdeg ah uga jawaabo khataraha bani’aadannimo iyo saameynta isbeddelka cimilada.
Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa dhankiisa sheegay in iskaashigu uu muhiim u yahay xoojinta diyaar-garowga qaranka iyo awoodda hay’adaha Soomaaliyeed ee ka jawaabista musiibooyinka.
Wuxuu sheegay in mudnaanta la siin doono digniinta hore iyo tallaabada hore, isagoo WFP uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ay siiso Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo laba sano ah si loo xoojiyo maaraynta musiibooyinka.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo soconaya muddo laba sano ah si loo xoojiyo maaraynta musiibooyinka.
- Heshiiska ayaa diiradda lagu saarayo saadaalinta khataraha, diyaar-garowga, digniinta hore, tallaabada hore iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah.
- Hameed Nuru ayaa sheegay in heshiisku uu xoojinayo iskaashiga SoDMA iyo WFP.
- Guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa dhankiisa sheegay in iskaashigu uu muhiim u yahay xoojinta diyaar-garowga qaranka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan heshiiska.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha lagu sheegay ma jiraan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin gaar ah oo ku saabsan sida heshiiska loo fulin doono.
Gunaanadka akhristaha
Saxiixa heshiiskan wuxuu ujeedkiisu yahay in la xoojiyo awoodda Soomaaliya ee maaraynta musiibooyinka si hufan.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu qaadi doono heshiiska?
- Sidee loo qiimeyn doonaa waxtarka iskaashiga?
- Ma jiraan ururo kale oo ka qayb qaadanaya hindisahan maaraynta musiibooyinka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kala · saxiixday · xoojinayo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada