Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

Soomaaliya oo Gashay Marxalad Siyaasadeed oo Cakiran

Soomaaliya waxay wajahaysaa mid kamid ah marxaladihii siyaasadeed ee ugu adkaa sanadihii ugu dambeeyay, kadib markii uu fashil kusoo dhammaaday shirkii dowladda Federaalka iyo mucaaradka, isla markaana ay sii xoogeysatay…

SO
Soomaaliya oo Gashay Marxalad Siyaasadeed oo Cakiran
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Soomaaliya waxay wajahaysaa mid kamid ah marxaladihii siyaasadeed ee ugu adkaa sanadihii ugu dambeeyay, kadib markii uu fashil kusoo dhammaaday shirkii dowladda Federaalka iyo mucaaradka, isla markaana ay sii xoogeysatay doodda ku saabsan doorashada, dastuurka iyo muddo-xileedka dowladda.

Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa sheegay in muddo-xileedka dowladda uu ku egyahay 15-ka May 2027, isagoo sheegay in wax ka bedelka dastuurka lagu qeexay muddo xileed shan sano ah.

Hadalkaas ayaa si weyn uga dhex muuqday doodaha siyaasadeed, wuxuuna yimid xilli mucaaradku ay horey uga biyo diideen isbeddellada dastuurka iyo qorshaha dowladda ee doorashada qof iyo codka ah.

Dowladda Federaalka ayaa sidoo kale si rasmi ah u shaacisay in dalka uu galay marxalad loo guurayo nidaam dimuquraadi ah oo ku saleysan doorasho qof iyo cod ah.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsoomaaliyasiyaasadeedgashay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.