Soomaaliya oo ka qaybgalay Madasha Ganacsiga iyo Warshadaynta Soomaaliya iyo Shiinaha ee Yiwu
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Madasha Ganacsiga iyo Warshadaynta Soomaaliya iyo Shiinaha oo lagu qabtay magaalada Yiwu ee dalka Shiinaha, iyadoo diiradda la saaray xiriirka ganacsi iyo dhiirrigelinta maalgashiga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayMadashan ayaa sidoo kale fursad u ah labada dal inay sii xoojiyaan iskaashigooda dhaqaale iyo ganacsi, isla markaana ay abuuraan xiriirro cusub oo dhex mara ganacsatada iyo shirkadaha Soomaaliyeed iyo kuwa Shiinaha.
- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, Mudane Maxamed Xaashi Carabeey, ayaa ka mid ahaa wafdi heer sare ah oo Soomaaliya ku matalayay madasha, waxaana wafdiga hoggaaminayay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan.
- Wafdiga Soomaaliya waxaa magaalada Yiwu ku soo dhaweysay Safiiradda Soomaaliya u fadhida dalka Shiinaha, Marwo Hodan Cismaan Cabdi.
- Ka qaybgalka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ayaa la xiriira dadaallada lagu soo bandhigayo fursadaha ka jira dhinaca khayraadka macdanta iyo shidaalka Soomaaliya, iyo sidii loo soo jiidan lahaa maalgashadayaal caalami ah oo danaynaya ka faa’iidaysiga khayraadka dalka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray madasha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Madasha Ganacsiga iyo Warshadaynta Soomaaliya iyo Shiinaha oo lagu qabtay magaalada Yiwu ee dalka Shiinaha.
- Madashu waxay diiradda saartay xoojinta xiriirka ganacsi, warshadaynta iyo dhiirrigelinta maalgashiga labada dal.
- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, Mudane Maxamed Xaashi Carabeey, ayaa ka mid ahaa wafdi heer sare ah oo Soomaaliya ku matalayay madasha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Yiwu, Shiinaha – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Madasha Ganacsiga iyo Warshadaynta Soomaaliya iyo Shiinaha oo lagu qabtay magaalada Yiwu ee dalka Shiinaha, taas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka ganacsi, warshadaynta iyo dhiirrigelinta maalgashiga labada dal.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, Mudane Maxamed Xaashi Carabeey, ayaa ka mid ahaa wafdi heer sare ah oo Soomaaliya ku matalayay madasha, waxaana wafdiga hoggaaminayay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan.
Wafdiga Soomaaliya waxaa magaalada Yiwu ku soo dhaweysay Safiiradda Soomaaliya u fadhida dalka Shiinaha, Marwo Hodan Cismaan Cabdi.
Madasha waxaa ka qaybgalay ganacsato, maalgashadayaal iyo wakiillo ka kala socday Soomaaliya iyo Shiinaha, kuwaas oo fursado kala duwan oo maalgashi ku saabsan Soomaaliya ku soo bandhigay, gaar ahaan dhinacyada khayraadka dabiiciga ah, beeraha, xoolaha, kalluumaysiga, dalxiiska iyo kaabayaasha dhaqaalaha.
Ka qaybgalka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ayaa la xiriira dadaallada lagu soo bandhigayo fursadaha ka jira dhinaca khayraadka macdanta iyo shidaalka Soomaaliya, iyo sidii loo soo jiidan lahaa maalgashadayaal caalami ah oo danaynaya ka faa’iidaysiga khayraadka dalka.
Madashan ayaa sidoo kale fursad u ah labada dal inay sii xoojiyaan iskaashigooda dhaqaale iyo ganacsi, isla markaana ay abuuraan xiriirro cusub oo dhex mara ganacsatada iyo shirkadaha Soomaaliyeed iyo kuwa Shiinaha.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhaqaale ee caalamiga ah, loona soo jiidan lahaa maalgashi wax ka tari kara horumarinta wax-soo-saarka gudaha, kobcinta warshadaha iyo ka faa’iidaysiga khayraadka dabiiciga ah ee dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Madasha Ganacsiga iyo Warshadaynta Soomaaliya iyo Shiinaha oo lagu qabtay magaalada Yiwu ee dalka Shiinaha, iyadoo diiradda la saaray xiriirka ganacsi iyo dhiirrigelinta maalgashiga.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Madasha Ganacsiga iyo Warshadaynta Soomaaliya iyo Shiinaha oo lagu qabtay magaalada Yiwu ee dalka Shiinaha.
- Madashu waxay diiradda saartay xoojinta xiriirka ganacsi, warshadaynta iyo dhiirrigelinta maalgashiga labada dal.
- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, Mudane Maxamed Xaashi Carabeey, ayaa ka mid ahaa wafdi heer sare ah oo Soomaaliya ku matalayay madasha.
- wafdiga hoggaaminayay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka lagu sameeyay maqaalka.
- Maqaalku ma caddaynayo natiijooyinka ama heshiisyada la gaaray inta lagu guda jiray madasha.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka Soomaaliya ee madashan wuxuu muujinayaa dadaalladeeda lagu xoojinayo xiriirka dhaqaale ee Shiinaha.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada gaarka ah ee lagu gaaray madasha?
- Sidee bay ka qaybgalka Soomaaliya ee madashan u saameyn doontaa xiriirka ganacsi mustaqbalka?
- Waa maxay talaabooyinka xiga ee labada dal ka dib madashan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qaybgalay · ganacsiga · warshadaynta