Soomaaliya oo Shir Caalami ah ku Soo Bandhigtay Horumarka Duulista Rayidka iyo Muhiimadda Hawadeeda
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya ayaa ku soo bandhigtay horumarkeeda duulista rayidka shirkii sideedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha Duulista Rayidka ee Dalalka Bariga Dhexe (DGCA-MID/8) oo ka socda magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa uu xusay in xilli ay xaaladaha amni ee gobolka saameeyeen hawlgallada duulista, hawada Soomaaliya ay door muhiim ah ka qaadatay isku xirka duulimaadyada rayidka ee gobolka iyo dunida inteeda kale.
- Maareeyaha Guud, Mudane Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay in casriyeynta nidaamka duulista, adeegsiga qalabka teknoolajiyadda casriga ah iyo shaqaalaha aqoonta iyo khibradda leh ay kor u qaadeen sumcadda Soomaaliya iyo muhiimadda hawada dalka.
- Waxa uu sidoo kale tilmaamay in ka qaybgalka Soomaaliya ee shirkan uu xoojinayo iskaashiga gobolka, gaar ahaan maadaama dalka uu ku yaal marin hawo oo istaraatiiji ah oo muhiim u ah duulimaadyada gobolka iyo kuwa caalamka.
- Shirkan oo maalintiisa labaad socda, waxaa sannadkan martigelinaysa Hay’adda Duulista Rayidka Qatar (QCAA), iyadoo kaashanaysa Xafiiska Gobolka Bariga Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO).
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin horumarka gaarka ah ee Soomaaliya ka gaartay duulista rayidka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Mudane Axmed Macalin Xasan, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), ayaa shirkii sideedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha Duulista Rayidka ee Dalalka Bariga Dhexe (DGCA-MID/8) oo ka socda magaalada Dooxa ee da
- Shirkan oo maalintiisa labaad socda, waxaa sannadkan martigelinaysa Hay’adda Duulista Rayidka Qatar (QCAA), iyadoo kaashanaysa Xafiiska Gobolka Bariga Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO).
- Ajandaha shirka waxaa ka mid ah badbaadada duulista iyo hagidda diyaaradaha, amniga nidaamyada dijitaalka ah, ilaalinta deegaanka iyo duulista, fududeynta gaadiidka cirka, xoojinta iskaashiga gobolka, hirgelinta barnaamijka amniga duulista
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Talaado27 Oct 2026 {HMC} Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macalin Xasan, ayaa shirkii sideedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha Duulista Rayidka ee Dalalka Bariga Dhexe (DGCA-MID/8) oo ka socda magaalada Dooxa ee dalka Qatar, ku soo bandhigay horumarka Soomaaliya ka gaartay duulista rayidka iyo doorka istaraatiijiga ah ee hawada Soomaaliya ku leedahay isku xirka duulimaadyada caalamka.
Waxa uu xusay in xilli ay xaaladaha amni ee gobolka saameeyeen hawlgallada duulista, hawada Soomaaliya ay door muhiim ah ka qaadatay isku xirka duulimaadyada rayidka ee gobolka iyo dunida inteeda kale.
Maareeyaha Guud, Mudane Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay in casriyeynta nidaamka duulista, adeegsiga qalabka teknoolajiyadda casriga ah iyo shaqaalaha aqoonta iyo khibradda leh ay kor u qaadeen sumcadda Soomaaliya iyo muhiimadda hawada dalka. “Maanta waxaan joognaa meel dunidu nagu tiirsan tahay,” ayuu yiri Maareeyaha Guud.
Waxa uu sidoo kale tilmaamay in ka qaybgalka Soomaaliya ee shirkan uu xoojinayo iskaashiga gobolka, gaar ahaan maadaama dalka uu ku yaal marin hawo oo istaraatiiji ah oo muhiim u ah duulimaadyada gobolka iyo kuwa caalamka.
Shirkan oo maalintiisa labaad socda, waxaa sannadkan martigelinaysa Hay’adda Duulista Rayidka Qatar (QCAA), iyadoo kaashanaysa Xafiiska Gobolka Bariga Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO). Waxaa ka qaybgalaya mas’uuliyiin ka socda hay’adaha duulista rayidka ee dalalka Bariga Dhexe iyo dalal kale, iyo sidoo kale wakiillo ka socda ururrada caalamiga ah iyo kuwa gobolka.
Ajandaha shirka waxaa ka mid ah badbaadada duulista iyo hagidda diyaaradaha, amniga nidaamyada dijitaalka ah, ilaalinta deegaanka iyo duulista, fududeynta gaadiidka cirka, xoojinta iskaashiga gobolka, hirgelinta barnaamijka amniga duulista ee Bariga Dhexe iyo wax ka qabashada caqabadaha diyaaradaha aan duuliyaha lahayn
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa ku soo bandhigtay horumarkeeda duulista rayidka shirkii sideedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha Duulista Rayidka ee Dalalka Bariga Dhexe (DGCA-MID/8) oo ka socda magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Qodobada muhiimka ah
- Mudane Axmed Macalin Xasan, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), ayaa shirkii sideedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha Duulista Rayidka ee Dalalka Bariga Dhexe (DGCA-MID/8) oo ka socda magaalada Dooxa ee da
- Shirkan oo maalintiisa labaad socda, waxaa sannadkan martigelinaysa Hay’adda Duulista Rayidka Qatar (QCAA), iyadoo kaashanaysa Xafiiska Gobolka Bariga Dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Adduunka (ICAO).
- Ajandaha shirka waxaa ka mid ah badbaadada duulista iyo hagidda diyaaradaha, amniga nidaamyada dijitaalka ah, ilaalinta deegaanka iyo duulista, fududeynta gaadiidka cirka, xoojinta iskaashiga gobolka, hirgelinta barnaamijka amniga duulista
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh duulista rayidka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedaha uu soo jeediyay Axmed Macalin Xasan.
- Faahfaahinta ku saabsan ka qaybgalayaasha iyo doorkooda gaarka ah lama cayimin.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka Soomaaliya ee shirkan caalamiga ah wuxuu muujinayaa dadaalladeeda sii socota ee lagu xoojinayo qaybta duulista rayidka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin horumarka gaarka ah ee Soomaaliya ka gaartay duulista rayidka?
- Sidee ayey natiijooyinka shirkaani u saameyn doonaan qaybta duulista Soomaaliya?
- Waa maxay caqabadaha gaarka ah ee la xiriira diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu xusay ajandaha?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · duulista · horumarka · rayidka
Sii akhri
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Toddobaadka Kalluumeysiga Qaranka 2026
Shabelle Media
- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Jaamacadda Muqdisho oo daahfuray Madasha afaraad ee Amniga Saybarka Qaranka
Shabelle Media
- Soomaaliya oo ansixisay qabyo-qoraallada 12 istaraatiijiyadood oo lagu horumarinayo silsiladaha qiimaha beeraha iyo xoolaha
Shabelle Media