Topic
Warkasta is tracking horumarka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches duulista, geneva, and rayidka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macalin Xasan, ayaa shirkii sideedaad ee Agaasimeyaasha Guud ee Hay’adaha Duulista Rayidka ee Dalalka Bariga Dhexe (DGCA-MID/8) oo ka socda magaalada Dooxa ee dalka Qatar, ku soo bandhigay horumarka Soomaaliya ka gaartay duulista rayidka iyo doorka istaraatiijiga ah ee hawada Soomaaliya…

Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad ka jeedisay kulan-doceed heer sare ah oo lagu qabtay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva, kaas oo looga hadlay xaaladda xuquuqul insaanka Soomaaliya, horumarka laga sameeyay iyo hannaanka kala-guurka xuquuqul insaanka. Kulan