Soomaaliya oo soo dhoweysay Go’aanka Mareykanka ee Misaniyada
Waxa dhacay
Hal il · Jowhar
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweysay go'aanka Mareykanka ee ku aaddan in la cusbooneysiiyo maalgelinta UNSOS iyo AUSSOM sanad kale.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweyneysaa go’aanka Mareykanku uu sanad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).
- Go’aankani wuxuu mar kale xaqiijinayaa xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Mareykanka ka dhaxeeya ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada.
- Soomaaliya waxay si weyn u qadarinaysaa doorka Mareykanka, oo ah saaxiibka ugu weyn uguna garab-istaagga badan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.
- Taageerada Mareykanku waxay xoojisay hay’adaha amniga Soomaaliya, waxayna gacan ka geysatay ilaalinta guulaha ay shacabka Soomaaliyeed gaareen.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Mareykanku qaadi doono si uu u taageero amniga Soomaaliya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweyneysaa go'aanka Mareykanku uu sanad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soo
- Taageerada Mareykanku waxay xoojisay hay’adaha amniga Soomaaliya, waxayna gacan ka geysatay ilaalinta guulaha ay shacabka Soomaaliyeed gaareen.
- Afartii sano ee la soo dhaafay, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu la wareegay in ka badan 20 saldhig oo hawlgal oo ku yaalla jiidaha hore, kuwaas oo ay hore ugu sugnaayeen ciidamada Midowga Afrika.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Soomaaliya oo soo dhoweysay Go’aanka Mareykanka ee Misaniyada
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweyneysaa go’aanka Mareykanku uu sanad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM).
Go’aankani wuxuu mar kale xaqiijinayaa xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Mareykanka ka dhaxeeya ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada.
Soomaaliya waxay si weyn u qadarinaysaa doorka Mareykanka, oo ah saaxiibka ugu weyn uguna garab-istaagga badan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.
Taageerada Mareykanku waxay xoojisay hay’adaha amniga Soomaaliya, waxayna gacan ka geysatay ilaalinta guulaha ay shacabka Soomaaliyeed gaareen.
Xiriirkan awgiis, inta badan magaalooyinka waaweyn iyo qaybo badan oo dalka ka mid ah waxay maanta ku naaloonayaan nabad iyo xasillooni ka wanaagsan sidii hore. Khawaarijta waxaa laga saaray deegaannada ay dadku ku badan yihiin, waxayna ku soo koobantay inay ku dhuumaaleysato deegaanno faro-ku-tiris ah.
Afartii sano ee la soo dhaafay, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu la wareegay in ka badan 20 saldhig oo hawlgal oo ku yaalla jiidaha hore, kuwaas oo ay hore ugu sugnaayeen ciidamada Midowga Afrika. Arrintani waxay suuragelisay in si masuuliyad leh loo dhimo tirada ciidamada AUSSOM, oo ka soo yaraatay qiyaastii 21,000 oo askari una soo degantay ku dhowaad kala bar tiradaas.
Horumarkani wuxuu muujinayaa awoodda hawlgal ee sii kordheysa ee ciidamada qaranka iyo tallaabooyinka joogtada ah ee dalku ugu sii gudbayo inuu si buuxda ula wareego masuuliyadda amniga.
Soomaaliya waxaa ka go’an inay sii waddo horumarkan, isla markaana mustaqbalka dhow dhammaystirto ku wareejinta masuuliyadda amniga dalka ciidamada Soomaaliyeed.
Cusbooneysiinta taageerada Mareykanku waxay gacan ka geysan doontaa joogteynta hawlgallada, ilaalinta guulihii la gaaray iyo awood-siinta ciidamada Soomaaliyeed si ay u sugaan amniga deegaannada la xoreeyey.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ugu baaqaysaa dhammaan saaxiibada caalamka inay qaybtooda ka qaataan dadaallada, isla markaana ay joogteeyaan taageerada ku aaddan la wareegidda masuuliyadda amniga ee Soomaaliya. Ciribtirka Khawaarijta wuxuu lama huraan u yahay mustaqbalka Soomaaliya iyo xasilloonida Geeska Afrika iyo gobolka intiisa kale.
Soomaaliya waxaa weli ka go’an dardargelinta dib-u-habaynta hay’adaha amniga iyo inay si dhow ula shaqeyso Mareykanka, Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo saaxiibada gobolka. Waxaan si wadajir ah u xaqiijin karnaa in Soomaaliya ay si buuxda uga xorowdo argagixisada, shacabkuna ku noolaado nabad waarta, sharaf iyo barwaaqo.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweysay go'aanka Mareykanka ee ku aaddan in la cusbooneysiiyo maalgelinta UNSOS iyo AUSSOM sanad kale.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweyneysaa go'aanka Mareykanku uu sanad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soo
- Taageerada Mareykanku waxay xoojisay hay’adaha amniga Soomaaliya, waxayna gacan ka geysatay ilaalinta guulaha ay shacabka Soomaaliyeed gaareen.
- Afartii sano ee la soo dhaafay, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu la wareegay in ka badan 20 saldhig oo hawlgal oo ku yaalla jiidaha hore, kuwaas oo ay hore ugu sugnaayeen ciidamada Midowga Afrika.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ugu baaqaysaa dhammaan saaxiibada caalamka inay qaybtooda ka qaataan dadaallada, isla markaana ay joogteeyaan taageerada ku aaddan la wareegidda masuuliyadda amniga ee Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya dowladda Mareykanka ama saaxiibada caalamiga ah.
- Eedeymaha ku saabsan saameynta taageerada Mareykanka ee hay'adaha amniga Soomaaliya ma ahan kuwo si madax-bannaan loo xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada saldhigyada hawlgal ee ay la wareegeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya waxay si firfircoon u raadinaysaa taageero caalami ah si ay u xoojiso awooddeeda amni.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Mareykanku qaadi doono si uu u taageero amniga Soomaaliya?
- Sidee ayey dowladda Soomaaliya u hubin doontaa in guulaha amniga la sii wado?
- Maxay yihiin cawaaqibka ka dhasha tirada yaraanta ciidamada AUSSOM?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · mareykanka · soo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Mareykanka oo aqbalay dib u cusbooneysiinta taageerada dhaqaale AUSSOM
Caasimada Online
- Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay Go’aanka Mareykanka ee Dib loogu Cusbooneysiiyey Taageerada Howlgalka UNSOS iyo AUSSOM
Hiiraanweyn
- Mareykanka oo muddo hal sano ah dib u cusbooneysiinaya taageerada milatari ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Shabelle Media