Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVgeneral

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin, Shiinaha – Magaalada Tianjin ayaa maanta loo aqoonsan yahay mid ka mid ah xarumaha ugu muhiimsan ee dhaqaalaha, ganacsiga iyo hal-abuurka tiknoolajiyada ee Shiinaha. Magaalada oo ku taalla waqooyiga dalka kana dhow caasimadda Beijing, waxay isku darsatay ilaalinta dhaxalkeeda taariikhiga ah iyo hirgelinta tiknoolajiyada casriga ah ee qaabeynaysa mustaqbalka. Saxafiyiin ka kala socday dala

SO
Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha
Sawir / xog muuqaal ah · Somali National TV

Akhris kooban

Macnaha qormada

Maxaa dhacay

  • Maqaalku wuxuu sheegayaa in Tianjin, Shiinaha, loo aqoonsaday xarun muhiim ah oo dhaqaalaha, ganacsiga, iyo hal-abuurka tiknoolajiyada. Waxay iftiimisaa isku-dhafka magaalada ee ilaalinta taariikhda iyo horumarinta tiknoolajiyada casriga ah.

Qodobada muhiimka ah

  • Tianjin waxaa lagu aqoonsaday mid ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee dhaqaalaha iyo tiknoolajiyada Shiinaha.
  • Magaaladu waxay isku darsatay dhaxalkeeda taariikhiga ah iyo horumarka tiknoolajiyada casriga ah.
  • Saxafiyiin ka kala socday dalal badan oo Afrikaan ah ayaa booqday Tianjin iyagoo ka qaybgalaya Barnaamijka 2026 ee Xarunta Isgaarsiinta Saxaafadda Caalamiga ah.
  • Tianjin waxay hoy u tahay horumarro muhiim ah oo tiknoolajiyadeed iyo warshadeed, oo ay ku jiraan sirdoonka macmalka ah iyo robotiyada.

Xaddidaadda isha

  • Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka la sameeyay.
  • Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid mas'uuliyiinta deegaanka ama dhinacyada kale.
  • Faahfaahinta ku saabsan booqashada saxafiyiinta iyo aragtidooda ma ahan mid la xaqiijiyay.

Gunaanadka akhristaha

Tianjin waxay u muuqataa inay tahay xarun muhiim ah oo isku dhafaysa ilaalinta taariikhda iyo hal-abuurka tiknoolajiyada ee Shiinaha.

Waxa weli aan caddayn

  • Maxay yihiin saameynta gaarka ah ee horumarka tiknoolajiyada Tianjin ku leeyahay dhaqaalaha deegaanka?
  • Sidee bay ilaalinta taariikhda Tianjin u saameysaa aqoonsigeeda casriga ah?
  • Waa maxay qorshayaasha mustaqbalka ee horumarinta tiknoolajiyada Tianjin?

Sababta ay muhiim u tahay

Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Tianjin, Shiinaha – Magaalada Tianjin ayaa maanta loo aqoonsan yahay mid ka mid ah xarumaha ugu muhiimsan ee dhaqaalaha, ganacsiga iyo hal-abuurka tiknoolajiyada ee Shiinaha. Magaalada oo ku taalla waqooyiga dalka kana dhow caasimadda Beijing, waxay isku darsatay ilaalinta dhaxalkeeda taariikhiga ah iyo hirgelinta tiknoolajiyada casriga ah ee qaabeynaysa mustaqbalka.

Saxafiyiin ka kala socday dalal badan oo Afrikaan ah oo ka qaybgalaya Barnaamijka 2026 ee Xarunta Isgaarsiinta Saxaafadda Caalamiga ah ee Shiinaha (CIPCC) ayaa booqday magaalada, iyagoo indhahooda ku arkay horumarka ballaaran ee Tianjin iyo kaalinta ay ku leedahay qorshaha casriyeynta Shiinaha.

Booqashada ayaa ka bilaabatay Ancient Culture Street, oo ah goobta ugu caansan ee lagu ilaaliyo dhaqanka iyo taariikhda magaalada, dalkaan waxaa ku yaalla dhismayaal iyo astaamo ka tarjumaya boqortooyooyinkii Ming iyo Qing, halka Qasriga Tianhou oo la dhisay sanadkii 1326 uu weli yahay astaan muhiim ah oo muujinaysa taariikhda magaalada.

Dhanka caafimaadka, wafdigu wuxuu booqday Xarunta Tasly Darentang oo ka mid ah xarumaha ugu faca weyn ee daawada dhaqanka Shiinaha. Xaruntan oo leh taariikh ka badan shan qarni ayaa maanta isku darsatay aqoonta dhaqanka iyo cilmi-baarista casriga ah, iyadoo dawooyinkeeda loo suuq geeyo dalal badan oo dunida ah.Tianjin ayaa sidoo kale noqotay xarun muhiim u ah tiknoolajiyada iyo hal-abuurka.

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralmustaqbalkatiknoolajiyadashiinaha
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.