Topic
Warkasta is tracking mustaqbalka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ammaanka, dalbaday, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa mar kale Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbiyay warqad ay walaac xooggan kaga muujinayaan xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka, iyaga oo dalbaday qiimeyn madax-bannaan, xal siyaasadeed oo loo dhan yahay iyo dhexdhexaadin caalami ah. Warqadda ayaa lagu soo qaaday arrimo xasaasi ah oo ay kamid…

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo ah isbahaysi mucaarad ah oo ay ku jiraan madaxweynayaasha hadda talada haya ee Jubaland iyo Puntland, ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ka dalbaday in Qaramada Midoobay ay qabato wada-hadallo siyaasadeed oo loo dhan yahay, isla markaana taageerto in heshiis kasta oo kasoo baxa wada-hadallada loo sameeyo dammaanad…