Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda magaalada Matabaan
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Qalqal weyn oo dhinaca amniga ah ayaa ka jira magaalada Matabaan iyo deegaannada ku xeeran, kaddib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay qabsadeen Coomaad.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xaalad kacsanaan ah ayaa laga dareemay magaalada, kaddib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay Axaddii dagaal ku qabsadeen deegaanka Coomaad ee waqooyi-bari ee gobolka Hiiraan.
- Horumarka dhanka dhulka ah ee ay Shabaabku ka sameeyeen deegaannada hoostaga magaalada Matabaan ayaa dhaliyay cabsi xoog leh oo ku aaddan in dagaalku uu ku fido magaaladaas.
- Wararka ayaa sheegaya in Shabaabka qabsaday Coomaad ay ciidan sahan ah u direen deegaanka Bacda, isla markaana ay kuwo kale u jiheysteen deegaan kale oo lagu magacaabo Qabno, iyagoo adeegsanaya waddooyin qarda-jeex ah.
- Amniga magaalada iyo difaaceeda ayaa si weyn ugu tiirsan deegaannadan, iyadoo deegaanka Bacda uu yahay kan ugu muhiimsan ee laga ilaaliyo amniga Matabaan, marka la eego in uu ku yaallo aagga hore ama furinta gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay u xalliso walaacyada amniga ee Matabaan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Qalqal weyn oo dhinaca amniga ah ayaa ka jira magaalada Matabaan iyo deegaannada ku xeeran.
- Maleeshiyada Al-Shabaab ay Axaddii dagaal ku qabsadeen deegaanka Coomaad ee waqooyi-bari ee gobolka Hiiraan.
- Dadka deegaanku ay ka walaacsan yihiin suurtogalnimada in magaaladaas la qabsado.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Matabaan (Caasimada Online) — Qalqal weyn oo dhinaca amniga ah ayaa ka jira magaalada Matabaan iyo deegaannada ku xeeran, iyadoo dadka deegaanku ay ka walaacsan yihiin suurtogalnimada in magaaladaas la qabsado.
Xaalad kacsanaan ah ayaa laga dareemay magaalada, kaddib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay Axaddii dagaal ku qabsadeen deegaanka Coomaad ee waqooyi-bari ee gobolka Hiiraan.
Horumarka dhanka dhulka ah ee ay Shabaabku ka sameeyeen deegaannada hoostaga magaalada Matabaan ayaa dhaliyay cabsi xoog leh oo ku aaddan in dagaalku uu ku fido magaaladaas.
Wararka ayaa sheegaya in Shabaabka qabsaday Coomaad ay ciidan sahan ah u direen deegaanka Bacda, isla markaana ay kuwo kale u jiheysteen deegaan kale oo lagu magacaabo Qabno, iyagoo adeegsanaya waddooyin qarda-jeex ah.
Amniga magaalada iyo difaaceeda ayaa si weyn ugu tiirsan deegaannadan, iyadoo deegaanka Bacda uu yahay kan ugu muhiimsan ee laga ilaaliyo amniga Matabaan, marka la eego in uu ku yaallo aagga hore ama furinta gobolka.
Shacabka ku nool magaalada ayaa ka cabsi qaba in la difaaci waayo deegaannadan, oo ku yaalla waddooyin muhiim ah oo isku xira Matabaan iyo qaybo ka tirsan gobolka Hiiraan.
“Ciidamada soo lama rabin inay adkeeyaan difaacyadooda? Waxaad arkeysaa in hore iyo gadaal ay u socdaan. Magaalada bannaankeeda waxaa ku sugan ciidamo milatari ah iyo Macawiisleyda magaalada, umana muuqdaan kuwo wax difaacaya, maxaa yeelay ma jiro wax amar-kala-qaadasho ah,” ayuu yiri Cabdirisaaq Daahir Xaashi oo ka mid ah dadka reer Matabaan.
“Waxaa muuqda dhaqdhaqaaq aan degganeyn iyo isku-dhex-yaac, mana muuqato in ciidamadu ku jiraan diyaargarow difaac oo dhab ah. Ciidamo Macawiisley ah oo shalay la geeyay deegaanka Bacda ayaa xalay ku soo laabtay magaalada, haddana qaarkood ayaa dib loogu celiyay; taasina waxay ku tusineysaa isku-duubni la’aan iyo kala-amar-qaadasho la’aan dhexdooda ka jirta,” ayuu yiri Cabdirisaaq Daahir.
Iyadoo xaaladda Matabaan aysan fadhin, haddana ma jiraan saraakiil ka socota Dowladda Federaalka oo gaaray magaaladaas, si la isugu dubbarido hawlaha sugidda amniga iyo difaaca magaalada.
Gobolka Hiiraan oo xudun u ahaa kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa haatan wajahaya xaalad u muuqata in maleeshiyadu dib ugu soo ceshaneyso gacanta sare ee dagaalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Qalqal weyn oo dhinaca amniga ah ayaa ka jira magaalada Matabaan iyo deegaannada ku xeeran, kaddib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay qabsadeen Coomaad. Dadka deegaanku waxay muujinayaan walaac ku saabsan suurtogalnimada in magaalada la qabsado maadaama ay muuqato in isku-duubni milatari ay ka maqan tahay.
Qodobada muhiimka ah
- Qalqal weyn oo dhinaca amniga ah ayaa ka jira magaalada Matabaan iyo deegaannada ku xeeran.
- Maleeshiyada Al-Shabaab ay Axaddii dagaal ku qabsadeen deegaanka Coomaad ee waqooyi-bari ee gobolka Hiiraan.
- Dadka deegaanku ay ka walaacsan yihiin suurtogalnimada in magaaladaas la qabsado.
- Waxaa muuqda dhaqdhaqaaq aan degganeyn iyo isku-dhex-yaac, mana muuqato in ciidamadu ku jiraan diyaargarow difaac oo dhab ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid mas'uuliyiinta dowladda oo ku saabsan xaaladda amniga.
- Eedeymaha ku saabsan dhaqdhaqaaqa ciidanka iyo dareenka dadka deegaanka waxay ku saleysan yihiin hadalada dadka deegaanka, mana jiraan xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan xaaladda Matabaan ama waxtarka ciidanka milatariga.
Gunaanadka akhristaha
Dadka ku nool Matabaan waxay la kulmayaan walaacyo amni oo kordhay kaddib dhaqdhaqaaqyada maleeshiyada ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay u xalliso walaacyada amniga ee Matabaan?
- Sidee ayay ciidanka deegaanka u qorsheynayaan inay uga jawaabaan khatarta ka imaanaysa Al-Shabaab?
- Maxay taageero, haddii ay jirto, loo haynayaa dadka ku nool Matabaan inta lagu jiro qalalaasahan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · magaalada · matabaan
Sii akhri
- Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyey duleedka Xudur, kuna dilay horjooge Al-Shabaab u qaabilsanaa baadda shacabka
Shabelle Media
- Sideey ciidamadu u dileen horjooge Mustaf Maxamed Dhaayow
Jowhar
- Soomaaliya oo soo dhaweysay go’aanka Mareykanka ee dib loogu cusbooneysiiyay maalgelinta UNSOS iyo AUSSOM
Shabelle Media