Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Daahfurtay Kulan Lagu Xoojinayo Dadaallada Nabad-dhisidda Dalka
MUQDISHO – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa si rasmi ah u furay kulan farsamo oo lagu falanqeynayo khibradaha laga bartay isku xirka dadaallada nabad-dhisidda iyo dhex-dhexaadinta bulshada. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa diiradda lagu saaray

Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya ayaa qabatay kulan farsamo oo lagu falanqeynayo khibradaha isku xirka dadaallada nabad-dhisidda iyo dhex-dhexaadinta bulshada. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhismaha shabakad qaran oo la yiraahdo National Insider Peacebuilders, Mediators and Nabadoons Network.
Qodobada muhiimka ah
- Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Cabdulqaadir Cilmi.
- Shabakadda National Insider Peacebuilders, Mediators and Nabadoons Network ayaa la qorsheynayaa inay door muhiim ah ka qaadato geeddi-socodka nabad-dhisidda iyo dib-u-heshiisiinta dalka.
- Ka qaybgalayaasha waxaa ka mid ahaa culimo, aqoonyahanno ku xeel dheer arrimaha nabadda, iyo wakiillo ka socday hay’adaha dowladda, UNDP, iyo Berghof Foundation.
- Mas’uuliyiinta kulanka ka hadlay ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la helo hannaan mideeya dadaallada nabad-dhisidda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Lama hayo jawaabo ka yimid dhaliilayaasha ama aragtiyo ka soo horjeeda.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ama qorshayaasha mustaqbalka ee kulanka lama xusin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu ujeedkiisu yahay in la xoojiyo dadaallada nabad-dhisidda Soomaaliya iyada oo loo marayo shabakad qaran cusub.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee shabakadda National Insider Peacebuilders ay qaadi doonto?
- Sidee loo cabbiri doonaa waxtarka shabakaddan?
- Maxay yihiin caqabadaha ka imaan kara hirgelinta istaraatiijiyadda nabad-dhisidda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
MUQDISHO – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa si rasmi ah u furay kulan farsamo oo lagu falanqeynayo khibradaha laga bartay isku xirka dadaallada nabad-dhisidda iyo dhex-dhexaadinta bulshada.
Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa diiradda lagu saaray dhismaha shabakad qaran oo lagu magacaabo National Insider Peacebuilders, Mediators and Nabadoons Network, taas oo la qorsheynayo inay door muhiim ah ka qaadato geeddi-socodka nabad-dhisidda iyo dib-u-heshiisiinta dalka.
Ka qaybgalayaasha kulanka ayaa isugu jiray culimo, aqoonyahanno ku xeel dheer arrimaha nabadda, nabaddoonno iyo wakiillo ka socday hay’adaha dowladda, iyadoo sidoo kale ay goob joog ka ahaayeen wakiillo ka socday UNDP iyo Berghof Foundation.
Mas’uuliyiinta kulanka ka hadlay ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la helo hannaan mideeya dadaallada nabad-dhisidda, si loo xoojiyo ka qaybgalka bulshada, loo horumariyo dib-u-heshiisiinta, loona dhiso nabad waarta oo ka hanaqaadda guud ahaan Soomaaliya.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.