Topic
Warkasta is tracking kulan across 12 reports from 4 sources. Recent coverage touches guddoomiyaha, shacabka, and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo ka mid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulanka ku bogaadiyay kaalinta muhiimka ah ee hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed uu ku leeyahay isku haynta bulshada, xallinta khilaafaadka iyo dowlad-dhis

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta gudashada waajibaadka guddiga, gaar ahaan dhinacyada sharci-dejinta, korjoogteynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda ee qaabilsan arr

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay la wareegidda mas’uuliyadda amniga dalka, xilli la qorsheynayo in Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ay si tartiib-tartiib ah ula wareegaan waajibaadka ay hadda hayaan ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM. Arrintan ayaa looga hadlay kulan saacado qaatay oo ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya,…

El Alamein, Masar — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa magaalada Alcalameyn ee dalka Masar ku yeeshay kulan looga hadlay xiriirka labada dal iyo arrimo muhiim ah oo khuseeya Soomaaliya iyo gobolka Geeska Afrika. Kulanka oo dhacay barqadii ayaa labada madaxweyne waxay si qoto dheer uga wada hadleen xaaladda…
Madaxweynaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meelgaarka ah ee Suudaan, General Cabdifataax Al-Burhan, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, magaalada New Alamein ee dalka Masar.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula yeeshay Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta, Mohamed Ahmed Al-Yamahi.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-Sisi, kaas… Sii akhri
3 Oktoobar 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, intii uu socday shir madaxeedka Madasha…

Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan gaar ah kula qaadatay Awa Dabo, Ku-xigeenka Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (OHCHR). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaa

Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Kenya, Moses Wetang’ula. Kulanka labada Guddoomiye ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya baarlamaannada Soomaaliya iyo Kenya, is-weydaarsiga waayo-aragnimada iyo kobcinta aqoont

Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan, Ishaq Dar ayaa ku dhawaaqay kulan degdeg ah oo ay yeelanayaan guddiga istaraatiijiyadda siyaasadeed iyo difaaca ee heshiiska Makkah. Kulanka ayaa imanaya xilli xiisad amni ay ka taagan tahay gobolka kadib weerarro ay Xuutiyiintu ku qaadeen gudaha Sacuudiga, waxaana la filayaa in xubnaha guddigu ay ka wada-hadlaan…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.