Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho ku qabatay Shirweynihii Koowaad ee Xoojinta Kooxda Shaqada Dhaqaalaha Guud
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiWasaaradda Maaliyadda ayaa qabatay Shirweynihii Koowaad ee Xoojinta Kooxda Shaqada Dhaqaalaha Guud magaalada Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda hay’adaha dhaqaalaha, mideynta xogaha iyo warbixinnada la xiriira dhaqaalaha dalka, iyo hirgelinta halbeegyo iyo qiyaaso dhaqaale oo mideysan (Common Macroeconomic Assumptions).
- Sidoo kale, waxaa shirka lagu falanqeeyay muhiimadda ay leedahay in hay’adaha ay wadaagaan xog sugan oo waqtigeeda la helo, si loo xaqiijiyo in la helo falanqayn iyo saadaal dhaqaale oo la isku halleyn karo, taas oo saldhig u noqon karta dejinta siyaasadaha dhaqaalaha iyo qorsheynta horumarinta dalka.
- Xoojinta Kooxda Shaqada Dhaqaalaha Guud ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo lagu horumarinayo nidaamka xogta dhaqaalaha qaranka, laguna xoojinayo wada-shaqeynta hay’adaha dowladda ee ku shaqada leh maamulka iyo qorsheynta dhaqaalaha.
- Shirweynahan ayaa sidoo kale muhiim u ah taageeridda go’aan-qaadashada siyaasadaha maaliyadeed iyo dhaqaalaha guud, iyadoo la mideynayo xogaha iyo saadaasha ay hay’adaha kala duwan ku saleeyaan qorshayaasha horumarineed ee dalka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee shirweynaha lagu gaaray?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Shirweynaha waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda.
- Afarta hay’adood ee muhiimka u ah ururinta, diyaarinta iyo falanqaynta xogta dhaqaalaha dalka, kuwaas oo kala ah Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Qorsheynta, Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Hay’adda Istaatistikada Qaranka.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda hay’adaha dhaqaalaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Saleebaan Sheekh Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynihii Koowaad ee Xoojinta Kooxda Shaqada Dhaqaalaha Guud (Macroeconomic Working Group), kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda.
Shirweynaha waxaa ka qaybgalay afarta hay’adood ee muhiimka u ah ururinta, diyaarinta iyo falanqaynta xogta dhaqaalaha dalka, kuwaas oo kala ah Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Qorsheynta, Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Hay’adda Istaatistikada Qaranka.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda hay’adaha dhaqaalaha, mideynta xogaha iyo warbixinnada la xiriira dhaqaalaha dalka, iyo hirgelinta halbeegyo iyo qiyaaso dhaqaale oo mideysan (Common Macroeconomic Assumptions).
Sidoo kale, waxaa shirka lagu falanqeeyay muhiimadda ay leedahay in hay’adaha ay wadaagaan xog sugan oo waqtigeeda la helo, si loo xaqiijiyo in la helo falanqayn iyo saadaal dhaqaale oo la isku halleyn karo, taas oo saldhig u noqon karta dejinta siyaasadaha dhaqaalaha iyo qorsheynta horumarinta dalka.
Xoojinta Kooxda Shaqada Dhaqaalaha Guud ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo lagu horumarinayo nidaamka xogta dhaqaalaha qaranka, laguna xoojinayo wada-shaqeynta hay’adaha dowladda ee ku shaqada leh maamulka iyo qorsheynta dhaqaalaha.
Shirweynahan ayaa sidoo kale muhiim u ah taageeridda go’aan-qaadashada siyaasadaha maaliyadeed iyo dhaqaalaha guud, iyadoo la mideynayo xogaha iyo saadaasha ay hay’adaha kala duwan ku saleeyaan qorshayaasha horumarineed ee dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasaaradda Maaliyadda ayaa qabatay Shirweynihii Koowaad ee Xoojinta Kooxda Shaqada Dhaqaalaha Guud magaalada Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Wasaaradda Maaliyadda ayaa qabatay Shirweynihii Koowaad ee Xoojinta Kooxda Shaqada Dhaqaalaha Guud magaalada Muqdisho.
- Shirweynaha waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda.
- Afarta hay’adood ee muhiimka u ah ururinta, diyaarinta iyo falanqaynta xogta dhaqaalaha dalka, kuwaas oo kala ah Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Qorsheynta, Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo Hay’adda Istaatistikada Qaranka.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda hay’adaha dhaqaalaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh qorsheynta dhaqaalaha.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka maqaalka lagu soo bandhigay ma jiro.
- Maqaalku ma caddeynayo natiijooyinka ama go'aanada lagu gaaray shirweynaha.
Gunaanadka akhristaha
Shirweynuhu wuxuu ujeedkiisu yahay in la xoojiyo maamulka xogta dhaqaalaha iyo wada-shaqeynta hay'adaha dowladda ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee shirweynaha lagu gaaray?
- Sidee loo hirgelin doonaa wada-shaqeynta hay'adaha?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee ka dambeeya shirkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xoojinta · dhaqaalaha · shirweynihii
Sii akhri
- Garyaqaanka Guud ee DF oo ka horyimid go’aankii Maxkamadda Sare, kun dhawaaqay inuu…
Caasimada Online
- Maxa ka wada-hadleen Xamza iyo safiirka cusub ee Cummaan?
Caasimada Online
- DF Soomaaliya oo soo bandhigtay ciidamo cusub
Caasimada Online