Garyaqaanka Guud ee DF oo ka horyimid go’aankii Maxkamadda Sare, kun dhawaaqay inuu…
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGaryaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaleeceeyay go'aanka Maxkamadda Sare ee ku saabsan dhaqan-galka dastuurka cusub, isagoo sheegay inuu qaadi doono tallaabooyin sharci.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- War-saxaafadeed uu goordhoweyd soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ayaa lagu sheegay in maxkamaddu ay ku xadgudubtay hannaanka iyo habraaca sharci ee dacwad-qaadista, isla markaana aysan tixgelin is-hortaagyo sharci oo uu xafiisku horay ugu gudbiyay.
- Xafiiska ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ay ahayd inay marka hore ka jawaabto is-hortaagyadii sharci ee loo gudbiyay, iyadoo aqbali lahayd ama diidi lahayd, balse ay maxkamaddu sheegtay inay go’aan soo saartay iyada oo aan arrintaas wax jawaab ah laga bixin.
- Sidoo kale, Garyaqaanka Guud ayaa ku eedeeyay maxkamadda inay ku xadgudubtay mabda’a iska-hor-keenidda dhinacyada dacwadda, isaga oo sheegay in haddii la diiday is-hortaagyada loo gudbiyay ay ahayd in la muddeeyo dhegeysiga dacwadda, lana siiyo dhinacyada fursad ay ku soo bandhigaan doodahooda.
- Warqadda ayaa sidoo kale lagu sheegay in maxkamaddu aysan u hoggaansamin qaab-dhismeedka sharci ee Maxkamadda Sare, maadaama, sida uu xafiisku ku dooday, ay ahayd in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare uu guddoomiyo garsoorayaasha ka garnaqaya dacwadda.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee sharciga ah ee Garyaqaanka uu raaci doono?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci-darro ku tilmaamay go’aanka ay Maxkamadda Sare ee dalka ku laashay dhaqan-galka dastuurka cusub.
- Garyaqaanka Guud ayaa sheegay in maxkamaddu ay ku xadgudubtay hannaanka iyo habraaca sharci ee dacwad-qaadista, isla markaana aysan tixgelin is-hortaagyo sharci oo uu xafiisku horay ugu gudbiyay.
- Garyaqaanka Guud ayaa ku eedeeyay maxkamadda inay abuurtay dacwad cusub oo aan ahayn tii markii hore la furay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci-darro ku tilmaamay go’aanka ay Maxkamadda Sare ee dalka ku laashay dhaqan-galka dastuurka cusub, isagoo sheegay inuu qaadayo tallaabooyin sharci oo dhakhso ah.
War-saxaafadeed uu goordhoweyd soo saaray Xafiiska Garyaqaanka Guud ayaa lagu sheegay in maxkamaddu ay ku xadgudubtay hannaanka iyo habraaca sharci ee dacwad-qaadista, isla markaana aysan tixgelin is-hortaagyo sharci oo uu xafiisku horay ugu gudbiyay.
Xafiiska ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ay ahayd inay marka hore ka jawaabto is-hortaagyadii sharci ee loo gudbiyay, iyadoo aqbali lahayd ama diidi lahayd, balse ay maxkamaddu sheegtay inay go’aan soo saartay iyada oo aan arrintaas wax jawaab ah laga bixin.
Sidoo kale, Garyaqaanka Guud ayaa ku eedeeyay maxkamadda inay ku xadgudubtay mabda’a iska-hor-keenidda dhinacyada dacwadda, isaga oo sheegay in haddii la diiday is-hortaagyada loo gudbiyay ay ahayd in la muddeeyo dhegeysiga dacwadda, lana siiyo dhinacyada fursad ay ku soo bandhigaan doodahooda.
Warqadda ayaa sidoo kale lagu sheegay in maxkamaddu aysan u hoggaansamin qaab-dhismeedka sharci ee Maxkamadda Sare, maadaama, sida uu xafiisku ku dooday, ay ahayd in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare uu guddoomiyo garsoorayaasha ka garnaqaya dacwadda.
Qodob kale oo uu Xafiiska Garyaqaanka Guud soo bandhigay ayaa ahaa in maxkamaddu abuurtay dacwad cusub oo aan ahayn tii markii hore la furay, isaga oo sheegay in arrintaasi ay ka hor imanayso qodobbada sharciga ee nidaaminaya dacwadaha maxkamadaha.
Garyaqaanka Guud ayaa gunaanadkii ku sheegay in go’aanka ama qoraalka ka soo baxay garsoorayaasha Maxkamadda Sare uusan waafaqsanayn sharciga, isla markaana uusan lahayn wax saamayn sharci ah.
Xafiiska ayaa caddeeyay inuu qaadi doono tallaabooyinka sharci ee ku habboon, isaga oo xusay in mowqifkiisu ku salaysan yahay ilaalinta sharciga, danaha qaranka iyo dhowrista dhismaha dowladnimada Soomaaliya.
Si kastaba, diidmada Garyaqaanka Dowladda ayaa imaanaysa xilli ay taagan tahay xiisad sharci oo ka dhalatay xil ka qaadistii Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Garyaqaan Baashe Yuusuf, oo la sheegay inuu u janjeeray dhanka mucaaradka, kuwaas oo si adag uga soo horjeeda dastuurka cusub iyo hannaanka doorashooyinka ay waddo dowladda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaleeceeyay go'aanka Maxkamadda Sare ee ku saabsan dhaqan-galka dastuurka cusub, isagoo sheegay inuu qaadi doono tallaabooyin sharci.
Qodobada muhiimka ah
- Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci-darro ku tilmaamay go’aanka ay Maxkamadda Sare ee dalka ku laashay dhaqan-galka dastuurka cusub.
- Garyaqaanka Guud ayaa sheegay in maxkamaddu ay ku xadgudubtay hannaanka iyo habraaca sharci ee dacwad-qaadista, isla markaana aysan tixgelin is-hortaagyo sharci oo uu xafiisku horay ugu gudbiyay.
- Garyaqaanka Guud ayaa ku eedeeyay maxkamadda inay abuurtay dacwad cusub oo aan ahayn tii markii hore la furay.
- Xafiiska ayaa caddeeyay inuu qaadi doono tallaabooyinka sharci ee ku habboon.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid Maxkamadda Sare oo ku saabsan eedeymaha Garyaqaanka.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada Garyaqaanka iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan tallaabooyinka gaarka ah ee Garyaqaanka uu qorsheynayo inuu qaado.
Gunaanadka akhristaha
Diidmada Garyaqaanka Dowladda ee go'aanka Maxkamadda Sare waxay keentaa su'aalo sharci oo muhiim ah oo ku saabsan dhaqan-galka dastuurka cusub.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee sharciga ah ee Garyaqaanka uu raaci doono?
- Sidee ayay Maxkamadda Sare uga jawaabi doontaa eedeymahan?
- Maxay yihiin saameynta khilaafkan ee ku saabsan dhaqan-galka dastuurka cusub?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · inuu · maxkamadda · guud
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Mucaaradka oo ka horyimid go’aankii Xasan ee Maxkamadda Sare, soona saaray digniin culus
Caasimada Online
- Baashe oo diiday xilka qaadista lagu sameeyay iyo Maxkamadda Sare oo go’aan soo saartay
Puntland Post
- Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Beddelna Magacaabay
Hiiraanweyn