Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo ka qaybgalay Shirka Macdanta iyo Maalgashiga Tanzania
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Shirka Macdanta iyo Maalgashiga oo qabsoomay magaalada Dar es Salaam intii u dhexeysay 19-kii ilaa 21-kii Nofeembar 2026.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayWaxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashiga dowladda, ganacsatada gudaha iyo maalgashadayaasha caalamiga ah, si looga faa’iideysto khayraadka dabiiciga ah loona xaqiijiyo horumar dhaqaale oo waara.
- Shirka oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaal, khubaro iyo maalgashadayaal ka kala socday dalalka Afrika iyo caalamka, ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda istaraatiijiyadeed ee khayraadka macdanta, kobcinta maalgashiga iyo sidii khayraadka dabiiciga ah loogu beddeli lahaa fursado dhaqaale oo waara, iyadoo la horumarinayo wax-soo-saarka iyo warshadaynta.
- Wasiir Ku-xigeenka ayaa intii uu shirku socday ka hadlay baahida loo qabo in dalalka Afrika ay ka gudbaan ku tiirsanaanta dhoofinta khayraadka ceeriin, una gudbaan nidaam dhaqaale oo ku dhisan wax-soo-saar, soo saarista khayraadka iyo dhiirrigelinta maalgashiga.
- Sidoo kale, Wasiir Ku-xigeenka ayaa madaxda kala duwan ee shirka ka soo qaybgashay u soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya, isaga oo xusay in dalku leeyahay khayraad macdan oo baaxad leh, kaas oo haddii loo helo maalgashi, laguna horumariyo hababka ay dowladdu qorshaysay ee waafaqsan danaha qaranka Soomaaliyeed, wax weyn ka tari kara kobaca dhaqaalaha iyo horumarinta kaabeyaasha dowladnimada.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay fursadaha maalgashi ee gaarka ah ee Soomaaliya la soo bandhigay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Shirka oo diiradda lagu saaray muhiimadda istaraatiijiyadeed ee khayraadka macdanta, kobcinta maalgashiga iyo sidii khayraadka dabiiciga ah loogu beddeli lahaa fursado dhaqaale oo waara.
- Wasiir Ku-xigeenka ayaa intii uu shirku socday ka hadlay baahida loo qabo in dalalka Afrika ay ka gudbaan ku tiirsanaanta dhoofinta khayraadka ceeriin, una gudbaan nidaam dhaqaale oo ku dhisan wax-soo-saar.
- Wasiir Ku-xigeenka ayaa madaxda kala duwan ee shirka ka soo qaybgashay u soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya, isaga oo xusay in dalku leeyahay khayraad macdan oo baaxad leh.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dar es Salaam, Tanzania — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Cabdi Cumar (Caananuug), ayaa magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania kaga qaybgalay Shirka Macdanta iyo Maalgashiga (Tanzania Mining and Investment Conference), oo qabsoomay intii u dhexeysay 19-kii ilaa 21-kii Nofeembar 2026.
Shirka oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaal, khubaro iyo maalgashadayaal ka kala socday dalalka Afrika iyo caalamka, ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda istaraatiijiyadeed ee khayraadka macdanta, kobcinta maalgashiga iyo sidii khayraadka dabiiciga ah loogu beddeli lahaa fursado dhaqaale oo waara, iyadoo la horumarinayo wax-soo-saarka iyo warshadaynta.
Wasiir Ku-xigeenka ayaa intii uu shirku socday ka hadlay baahida loo qabo in dalalka Afrika ay ka gudbaan ku tiirsanaanta dhoofinta khayraadka ceeriin, una gudbaan nidaam dhaqaale oo ku dhisan wax-soo-saar, soo saarista khayraadka iyo dhiirrigelinta maalgashiga. Waxa uu sheegay in arrintani ay muhiim u tahay abuurista fursado shaqo, kobcinta maalgashiga iyo sidii bulshada looga faa’iideyn lahaa khayraadka dabiiciga ah ee qaaradda Afrika.
Sidoo kale, Wasiir Ku-xigeenka ayaa madaxda kala duwan ee shirka ka soo qaybgashay u soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya, isaga oo xusay in dalku leeyahay khayraad macdan oo baaxad leh, kaas oo haddii loo helo maalgashi, laguna horumariyo hababka ay dowladdu qorshaysay ee waafaqsan danaha qaranka Soomaaliyeed, wax weyn ka tari kara kobaca dhaqaalaha iyo horumarinta kaabeyaasha dowladnimada.
Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashiga dowladda, ganacsatada gudaha iyo maalgashadayaasha caalamiga ah, si looga faa’iideysto khayraadka dabiiciga ah loona xaqiijiyo horumar dhaqaale oo waara.
Ka qaybgalka Soomaaliya ee shirkaasi ayaa qayb ka ah dadaallada Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee lagu horumarinayo ka faa’iideysiga khayraadka macdanta, soo jiidashada maalgashiga caalamiga ah iyo kor u qaadista dhaqaalaha, si loo wanaajiyo nolosha bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan shucuubta qaaradda Afrika.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa ka qaybgalay Shirka Macdanta iyo Maalgashiga oo qabsoomay magaalada Dar es Salaam intii u dhexeysay 19-kii ilaa 21-kii Nofeembar 2026.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Cabdi Cumar (Caananuug), ayaa ka qaybgalay Shirka Macdanta iyo Maalgashiga oo qabsoomay intii u dhexeysay 19-kii ilaa 21-kii Nofeembar 2026.
- Shirka oo diiradda lagu saaray muhiimadda istaraatiijiyadeed ee khayraadka macdanta, kobcinta maalgashiga iyo sidii khayraadka dabiiciga ah loogu beddeli lahaa fursado dhaqaale oo waara.
- Wasiir Ku-xigeenka ayaa intii uu shirku socday ka hadlay baahida loo qabo in dalalka Afrika ay ka gudbaan ku tiirsanaanta dhoofinta khayraadka ceeriin, una gudbaan nidaam dhaqaale oo ku dhisan wax-soo-saar.
- Wasiir Ku-xigeenka ayaa madaxda kala duwan ee shirka ka soo qaybgashay u soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya, isaga oo xusay in dalku leeyahay khayraad macdan oo baaxad leh.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan shirka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu soo jeediyay Wasiir Ku-xigeenka.
- Maqaalku ma caddeynayo natiijooyinka ama go'aannada ka soo baxay shirka.
Gunaanadka akhristaha
Ka qaybgalka Wasiir Ku-xigeenka ee shirka ayaa muujinaya awoodda Soomaaliya ee khayraadka macdanta iyo fursadaha maalgashi.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay fursadaha maalgashi ee gaarka ah ee Soomaaliya la soo bandhigay?
- Waa maxay natiijooyinka shirka?
- Sidee loo hirgelin doonaa istaraatiijiyadii la falanqeeyay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · economy · economy · xigeenka · qaybgalay
Sii akhri
- Bitcoin oo hoos u dhacday $56,000: Sababta doolarka Maraykanka oo xooggan ay muhiim u tahay Soomaaliya
Hiiraan Online
- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo ka qaybgalay shirarka caalamiga ah ee ICAO
Shabelle Media
- Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliyeed oo ka qaybgalay wadatashiga hindise-sharciyeedyada Xabsiyada
Shabelle Media