Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo dhiggeeda Turkiga la saxiixatay heshiis iskaashi
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiWasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Adeegyada Bulshada ee Jamhuuriyadda Türkiye magaalada Antalya ee dalka Turkiga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayHeshiiska ayaa sidoo kale dhigaya in labada dhinac ay iska kaashadaan is-weydaarsiga aqoonta, khibradaha iyo hab-dhaqannada wanaagsan ee la xiriira horumarinta adeegyada bulshada, ilaalinta qoysaska iyo xoojinta qaab-dhismeedka bulshada, iyadoo la tixgelinayo doorka muhiimka ah ee qoysku ku leeyahay horumarka iyo xasilloonida bulshada.
- Heshiiskan ayaa ku saabsan xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada adeegyada bulshada iyo horumarinta siyaasadaha ilaalinta qoyska, iyadoo ujeeddadu tahay in la adkeeyo xiriirka iyo wada-shaqeynta labada wasaaradood.
- Qodobada heshiiska waxaa ka mid ah ilaalinta xuquuqda haweenka iyo carruurta, ka hortagga tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, ilaalinta carruurta khataraha ka jira deegaannada dhijitaalka ah, iyo horumarinta adeegyada caafimaadka, waxbarashada, daryeelka iyo baxnaaninta dadka naafada ah iyo dadka waayeelka ah.
- Sidoo kale, labada dhinac ayaa isku raacay inay iska kaashadaan qabashada tababarrada, shirarka iyo siminaarrada, iyo is-weydaarsiga khubarada si kor loogu qaado aqoonta iyo tayada adeegyada bulshada.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu qaadi doono heshiiskan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Adeegyada Bulshada ee Jamhuuriyadda Tür
- Heshiiskan ayaa ku saabsan xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada adeegyada bulshada iyo horumarinta siyaasadaha ilaalinta qoyska.
- Qodobada heshiiska waxaa ka mid ah ilaalinta xuquuqda haweenka iyo carruurta, ka hortagga tacaddiyada ka dhanka ah haweenka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Antalya, Turkiga – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga heshiis is-afgarad la saxiixatay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Adeegyada Bulshada ee Jamhuuriyadda Türkiye, Marwo Mahinur Özdemir Göktaş.
Heshiiskan ayaa ku saabsan xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada adeegyada bulshada iyo horumarinta siyaasadaha ilaalinta qoyska, iyadoo ujeeddadu tahay in la adkeeyo xiriirka iyo wada-shaqeynta labada wasaaradood.
Heshiiska ayaa sidoo kale dhigaya in labada dhinac ay iska kaashadaan is-weydaarsiga aqoonta, khibradaha iyo hab-dhaqannada wanaagsan ee la xiriira horumarinta adeegyada bulshada, ilaalinta qoysaska iyo xoojinta qaab-dhismeedka bulshada, iyadoo la tixgelinayo doorka muhiimka ah ee qoysku ku leeyahay horumarka iyo xasilloonida bulshada.
Qodobada heshiiska waxaa ka mid ah ilaalinta xuquuqda haweenka iyo carruurta, ka hortagga tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, ilaalinta carruurta khataraha ka jira deegaannada dhijitaalka ah, iyo horumarinta adeegyada caafimaadka, waxbarashada, daryeelka iyo baxnaaninta dadka naafada ah iyo dadka waayeelka ah.
Sidoo kale, labada dhinac ayaa isku raacay inay iska kaashadaan qabashada tababarrada, shirarka iyo siminaarrada, iyo is-weydaarsiga khubarada si kor loogu qaado aqoonta iyo tayada adeegyada bulshada.
Wasiirka Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa xustay muhiimadda uu heshiiskani u leeyahay horumarinta adeegyada bulshada ee Soomaaliya, iyadoo caddeysay sida ay Wasaaraddu uga go’an tahay xoojinta iskaashiga caalamiga ah iyo ka faa’iidaysiga khibradaha dalalka saaxiibka ah, gaar ahaan Jamhuuriyadda Türkiye.
Waxay tilmaantay in iskaashigan uu gacan ka geysan karo horumarinta ilaalinta qoyska, xuquuqda haweenka iyo carruurta, iyo taageerada qaybaha nugul ee bulshada Soomaaliyeed.
Dhanka kale, Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Antalya khudbad ka jeedisay kulan dhinac socday Shirka COP31, kaas oo diiradda lagu saarayay sidii loo xaqiijin lahaa kala-guur caddaalad ah oo ku dhisan ilaalinta bulshada, adeegyada daryeelka iyo awood-siinta haweenka.
Wasiirka ayaa khudbaddeeda ku soo bandhigtay saameynta uu isbeddelka cimiladu ku leeyahay Soomaaliya, gaar ahaan abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda ee saameeya qoysaska, haweenka iyo carruurta.
Waxay sidoo kale carrabka ku adkeysay muhiimadda ay leedahay in maalgelinta la xiriirta isbeddelka cimilada ay gaarto bulshada nugul, gaar ahaan haweenka iyo qoysaska ku nool miyiga, iyadoo xustay dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu xoojinayo barnaamijyada badbaadada bulshada iyo taageerada qoysaska ay saameeyaan masiibooyinka dabiiciga ah.
Ugu dambeyn, Wasiirka ayaa ku baaqday in haweenka si buuxda looga qeybgeliyo dejinta siyaasadaha la xiriira cimilada, lana aqoonsado kaalintooda muhiimka ah ee la qabsiga isbeddelka cimilada iyo dhismaha adkeysiga bulshada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Adeegyada Bulshada ee Jamhuuriyadda Türkiye magaalada Antalya ee dalka Turkiga.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Adeegyada Bulshada ee Jamhuuriyadda Tür
- Heshiiskan ayaa ku saabsan xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada adeegyada bulshada iyo horumarinta siyaasadaha ilaalinta qoyska.
- Qodobada heshiiska waxaa ka mid ah ilaalinta xuquuqda haweenka iyo carruurta, ka hortagga tacaddiyada ka dhanka ah haweenka.
- Wasiirka Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa xustay muhiimadda uu heshiiskani u leeyahay horumarinta adeegyada bulshada ee Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Faahfaahinta ku saabsan fulinta gaarka ah ee heshiiska lama bixinin.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha lagu sheegay maqaalka ma jiro.
Gunaanadka akhristaha
Heshiiska iskaashiga ayaa ujeedkiisu yahay in la xoojiyo adeegyada bulshada iyo ilaalinta qoyska ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu qaadi doono heshiiskan?
- Sidee loo cabbiri doonaa waxtarka iskaashigan?
- Ma jiraan waqtiyo go'an oo lagu fulinayo heshiiska?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wasiirka · saxiixatay · qoyska
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada