Topic
Warkasta is tracking Xuquuqul insaanka across 21 reports from 5 sources. Recent coverage touches Soomaaliya, Qaramada Midoobay, and Baarlamaanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

New York – Qaramada Midoobay (QM) ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya, iyadoo adeegsanaysa hay’adaha, sanduuqyada iyo barnaamijyadeeda dalka ka howlgala, kaddib markii la soo afjaray howlgalkeedii ku-meel-gaarka ahaa ee Soomaaliya. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa sheegay in QM ay sii wadi doonto joogitaankeeda Soomaaliya, isla markaana

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa booqatay Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Aadanaha (OHCHR), oo dhawaan la furay Muqdisho, si ay u qiimeyso horumarka lagu gaadhay hirgelinta qorshaha isbeddelka xuquuqda aadanaha ee dalka. Intii lagu guda jiray booqashada, wasiirku iyo khubarada wasaaradda ayaa helay warbixin ka timid…

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Xafiiska Sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (OHCHR), oo dhowaan laga furay magaalada Muqdisho. Kormeerkan ayaa ujeeddadiisu ahayd xaqiijinta dhaqan-gelinta Qorshaha Kala-guurka Xuquuq

31-ka Oktoobar, Hawlgalka Kaalmada Kala-guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu soo afjari doonaa muddadii kala-guurka ee labada sano ahayd, isaga oo soo gabagabeynaya hawlgalladiisa, si waafaqsan qaraarrada Golaha Ammaanka ee tirsigoodu yahay 2753 (2024) iyo 2809 (2025), kaddib codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marxaladdan taariikhiga ah waxay soo afjaraysaa in
'Tani waa tallaabo muhiim ah oo soo afjareysa in ka badan seddexdaatan sano oo howlgalada Qaramada Midoobay ay taageero u fidinayeen dhismaha nabadda, dhismaha dowladnimada, maamul wanaagga iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya,’ ayuu yiri afhayeenka

31ka Oktoobar, Howlgalka Qaramada Midoobay ee Caawinta Kumeelgaarka Soomaaliya (UNTMIS) ayaa dhameystiraya laba sano oo isbeddel ah oo joojinaya howlaha, sida ku xusan go'aannada Golaha Ammaanka 2753 (2024) iyo 2809 (2025) iyo iyadoo la raacayo codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya. Tani waxay soo afjareysaa in ka badan seddex…

31-ka Oktoobar, Hawlgalka Kaalmada Kala-guurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu dhammaystiri doonaa muddada kala-guurkiisa labada sanno wuxuuna soo afjari doonaa hawgalladiisa, si waafaqsan qaraarrada Golaha Amaanka ee 2753 (2024) iyo 2809 (2025) iyadoo la raacayo codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marxaladdan taariikhiga ah waxay soo gabagabeynaysaa in ka badan…

Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay, xafiiskiisa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana kulanka shir-guddoomineysay Xoghayaha Guddiga, Xildhibaan Cadar Cali Maxamed. Kulanka ayaa looga dooday xeerarka Kala ah Xeerka Reebidda Gudniinka Fircooniga ah ee Dheddiga, Xeerka Arrima

Hay’adda daryeelka carruurta iyo qoysaska ee dalka Ireland (Tusla) ayaa booliska dalkaas ku wargelisay tuhun xooggan oo la xiriira in 22 carruur Soomaali ah oo dalkaas tagay iyagoo aan qoyskoodu wehelin (unaccompanied minors) ay noqdeen dhibanayaal loo gaystay tahriibinta iyo ka-ganacsiga dadka (human trafficking), sida uu Talaadadii shaaciyay wargeyska The Irish…

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (FESOJ) wuxuu ku baaqayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya inay qaado tallaabooyin cad oo ku aaddan ku biirista Heshiiska Midowga Afrika ee Amniga Cyberka iyo Ilaalinta Xogta Shaqsiga, oo si caadi ah loogu yaqaan Heshiiska Malabo, si loo xoojiyo xuquuqda dijitalka, loo ilaaliyo suxufiyiinta iyo kor loogu qaado isla xisaabtanka gudaha Soomaaliya oo sii kordhaya dijital…

Muqdisho, Soomaaliya – 17 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, iyadoo kulanka uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu wehelinayey Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha, Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horreyn, xildhib
Hay’adaha sirdoonka Suuriya ayaa ku dhawaaqay xarigga Cali Kiyaali (Ali Kiyali), oo sidoo kale loo yaqaan “Ma’raj Oural,” kaas oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa xasuuqyo ka dhacay xeebaha Suuriya sannadkii 2013-kii, gaar ahaan deegaannada Al-Bayda iyo Ras al-Nubay ee magaalada Baniyas.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise sharciyeedka dambiyada kufsiga iyo anshax xumada, kaas oo ay golaha horgeysay wasaaradda qoyska iyo horumarinta xuquuqul Insaanka. Sharcigan oo muddo dheer la diidanaa ayaa ugu dambeyn waxaa ogolaaday 132 xildhibaan, waxaa diiday saddex mudane, halka ay ka aamuseen 5 kale,…

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Madaxa Bannaan ee Soomaaliya ayaa furay aqoon-is-weydaarsi shan maalmood ah oo ka dhacaya Nairobi, kaas oo lagu xoojinayo hogaaminta iyo awoodda hay’adda, iyadoo ay taageero ka helayso dowladda Iswiidhan. Aqoon-is-weydaarsigan waxaa lagu qabanayaa iskaashi la leh Machadka Raoul Wallenberg ee Xuquuqda Aadanaha iyo Sharciga Bani’aadamnimada (RWI). Khudbadaha furitaanka waxaa soo jeediyay…

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo kaashanaya Machadka Raoul Wallenberg ee Xuquuqul Insaanka iyo Sharciga Bani’aadannimada (RWI), ayaa magaalada Nairobi ka furay aqoon-is-weydaarsi shan maalmood soconaya oo ku saabsan hoggaaminta sare iyo horumarinta awoodda hay’adeed ee Guddiga, kaas oo ay taageerayso Dowladda Sweden. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa hadal
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka, iyagoo ka wada…

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka. Guddoomiyaha ayaa guddiga kala hadlay dardargelinta howlaha shaqo iyo dhammaystirka hindise-sharciyeedyada horyaalla, si loogu gudbiyo Golaha Shacabka. Waxa uu

Guddiga Qaran ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya ayaa raadinaya in la xoojiyo iskaashiga Jaamacadda Qaranka Soomaaliyeed ee ku saabsan cilmi-baarista, waxbarashada iyo kor u qaadista xuquuqda aadanaha, sida ay guddigu sheegtay ka dib booqasho shaqo oo ay ku tageen hay'adda. Guddoomiyaha guddiga, Dr Maryan Qasim Ahmed, ayaa hogaaminaysay wafdiga jaamacadda si ay uga wada hadlaan siyaabaha lagu ballaarin karo iskaashiga…

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed, ayaa booqasho shaqo ku tagtay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, si loo xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga labada hay’adood ee dhinacyada cilmi-baarista, waxbarashada iyo horumarinta xuquuqul insaanka. Guddoomiyaha ayaa waxaa booqashada ku wehelinayey Komishener Axmed Sheekh Xamsa, Komishener F

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) iyo Dalladda Carabta ee Hay’adaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka (ANNHRI) ayaa magaalada Muqdisho si wadajir ah uga furay aqoon-is-weydaarsi soconaya muddo saddex maalmood ah. Aqoon-is-weydaarsiga ayaa lagu falanqeynayaa Mabaadi’da Caalamiga ah ee Paris, xeerarka iyo mabaadi’da xuquuqul ins
Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay weerarrada loo geysanayo shacabka Suudaan, gaar ahaan duqeymaha diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo weerarrada kale ee lagu beegsanayo goobaha rayidka, isagoo dhinacyada dagaallamaya ugu baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda