Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Daahfuray Shir-Wada-shaqaynta Booliska iyo Warbaahinta
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa daahfuray habraac cusub oo lagu xoojinayo wada-shaqaynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo warbaahinta magaalada Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Munaasabadda daahfurka oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, saraakiil ka socotay taliska ciidanka booliska, madaxda xarumaha warbaahinta, ururada u dooda xuquuqda saxafiyiinta, culimaa’udiin, iyo wakiillo ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah.
- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim, oo munaasabadda khudbad ka jeediyay, ayaa si rasmi ah u daahfuray habraacan.
- Wasiirka ayaa boggaadiyay tallaabada ay qaaday dalladda SOMA, isagoo xusay in habraacani uu muhiimad gaar ah u leeyahay ilaalinta badqabka saxafiyiinta, fududaynta helitaanka xogta saxda ah, iyo xoojinta kalsoonida u dhaxaysa laamaha amniga iyo warbaahinta madaxa-bannaan.
- Xoghayaha Dalladda SOMA, Maxamed Cabdiwahaab, oo goobta ka hadlay ayaa faahfaahiyay ujeeddada iyo marxaladihii uu soo maray diyaarinta habraacan.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu fulin doono habraacan cusub?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Munaasabadda daahfurka oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, saraakiil ka socotay taliska ciidanka booliska, madaxda xarumaha warbaahinta,
- Xoghayaha Dalladda SOMA, Maxamed Cabdiwahaab, oo goobta ka hadlay ayaa faahfaahiyay ujeeddada iyo marxaladihii uu soo maray diyaarinta habraacan. Wuxuu sheegay in caqabado badan oo hore u dhexmaray booliska iyo warbaahinta ay dalladda ku dh
- Dhankiisa, Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifataax Xasan Aadan, ayaa sheegay in hadda ay si wanaagsan isu dhex galeen warbaahinta iyo ciidanka booliska.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Sabti 28 Nov 2026 {HMC} Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee (SOMA) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfurtay habraac cusub oo lagu xoojinayo wada-shaqaynta iyo xiriirka ka dhexeeya Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo bahda warbaahinta dalka.
Munaasabadda daahfurka oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, saraakiil ka socotay taliska ciidanka booliska, madaxda xarumaha warbaahinta, ururada u dooda xuquuqda saxafiyiinta, culimaa’udiin, iyo wakiillo ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim, oo munaasabadda khudbad ka jeediyay, ayaa si rasmi ah u daahfuray habraacan.
Wasiirka ayaa boggaadiyay tallaabada ay qaaday dalladda SOMA, isagoo xusay in habraacani uu muhiimad gaar ah u leeyahay ilaalinta badqabka saxafiyiinta, fududaynta helitaanka xogta saxda ah, iyo xoojinta kalsoonida u dhaxaysa laamaha amniga iyo warbaahinta madaxa-bannaan.
Xoghayaha Dalladda SOMA, Maxamed Cabdiwahaab, oo goobta ka hadlay ayaa faahfaahiyay ujeeddada iyo marxaladihii uu soo maray diyaarinta habraacan. Wuxuu sheegay in caqabado badan oo hore u dhexmaray booliska iyo warbaahinta ay dalladda ku dhalisay inay qabato tababarro wacyigelin iyo is-dhexgal ah oo loo qabtay in ka badan 100 qof oo isugu jira saraakiil boolis ah, madaxda warbaahinta, saxafiyiin iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ah, taasoo ugu dambayn horseedday in la diyaariyo habraacan ay ku wada-dhaqmi doonaan labada dhinac.
Dhankiisa, Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifataax Xasan Aadan, ayaa sheegay in hadda ay si wanaagsan isu dhex galeen warbaahinta iyo ciidanka booliska, isla markaana ay bilaabatay wada-shaqayn midho-dhal ah oo laga dhaxlay tababarradii la qabtay iyo habraacan cusub.
Habraacan maanta la daahfuray ayaa la filayaa inuu meesha ka saaro isfaham-waagii mararka qaar dhexmari jiray ciidamada amniga iyo suxufiyiinta ku guda jira gudashada waajibaadkooda shaqo, isla markaana uu furo bog cusub oo iskaashi iyo wada-shaqayn joogto ah
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa daahfuray habraac cusub oo lagu xoojinayo wada-shaqaynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo warbaahinta magaalada Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa daahfuray habraac cusub oo lagu xoojinayo wada-shaqaynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo warbaahinta.
- Munaasabadda daahfurka oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, saraakiil ka socotay taliska ciidanka booliska, madaxda xarumaha warbaahinta,
- Xoghayaha Dalladda SOMA, Maxamed Cabdiwahaab, oo goobta ka hadlay ayaa faahfaahiyay ujeeddada iyo marxaladihii uu soo maray diyaarinta habraacan. Wuxuu sheegay in caqabado badan oo hore u dhexmaray booliska iyo warbaahinta ay dalladda ku dh
- Dhankiisa, Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifataax Xasan Aadan, ayaa sheegay in hadda ay si wanaagsan isu dhex galeen warbaahinta iyo ciidanka booliska.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedaha la soo bandhigay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid mas'uuliyiin iyada oo aan la xaqiijin.
Gunaanadka akhristaha
Daahfurka habraacan wuxuu ujeedkiisu yahay in la hagaajiyo xiriirka ka dhexeeya booliska iyo warbaahinta Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu fulin doono habraacan cusub?
- Sidee loo qiimeyn doonaa waxtarka wada-shaqayntan?
- Ma jiraan qorsheyaal tababaro mustaqbalka ah oo ka baxsan 100 qof ee hore?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · booliska · wada · shaqaynta
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada