Wiil Soomaali ah oo lagu dilay goob lagu tukanayay Saalada Ciida ee dalka Mareykanka
May 28(Jowhar)Khaalid Mohamed ayaa shalay lagu toogtay goobti salaada ciida lagu tukanayay ee Centerbury Park ee magaalada Shakopee ee gobalkan Minnesota. Wiilka oo 26 sano jir ahaa ayaa waaxaa lagu dhuftay shan xabadood, waxaana soo gaaray dhaawac culus oo sababay in ugu dambayn uu u geeriyoodo . Sida wararka aan ku helayo waxaa dilay wiilkale […]

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 28(Jowhar)Khaalid Mohamed ayaa shalay lagu toogtay goobti salaada ciida lagu tukanayay ee Centerbury Park ee magaalada Shakopee ee gobalkan Minnesota.
Wiilka oo 26 sano jir ahaa ayaa waaxaa lagu dhuftay shan xabadood, waxaana soo gaaray dhaawac culus oo sababay in ugu dambayn uu u geeriyoodo .
Sida wararka aan ku helayo waxaa dilay wiilkale oo Soomaali ah .
Booliska Minnesota oo wada baaritaano la xiriira falkan ayaan wali wax war ah kasoo saarin dhacdadan.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan