Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Wiliam Ruto oo ku dhawaaqay go’aan farxad gelinaya Soomaalida Kenya

Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhawaaqay mashaariic waaweyn oo ay dowladda ka fulineyso waqooyiga Kenya oo isugu jira dhismaha terminal cusub ee garoonka Wajeer, waxbarashada, caafimaadka, guryeynta, waddooyinka, iyo horumarinta xoolaha iyo dhismaha jaamacaddii ugu horeysay ee qaranka. Wuxuu ku tilmaamay in dadaalkan uu yahay mid lagu xaqiijinaayo in aan [&#8

SO
Wiliam Ruto oo ku dhawaaqay go’aan farxad gelinaya Soomaalida Kenya
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhawaaqay mashaariic waaweyn oo ay dowladda ka fulineyso waqooyiga Kenya oo isugu jira dhismaha terminal cusub ee garoonka Wajeer, waxbarashada, caafimaadka, guryeynta, waddooyinka, iyo horumarinta xoolaha iyo dhismaha jaamacaddii ugu horeysay ee qaranka.

Wuxuu ku tilmaamay in dadaalkan uu yahay mid lagu xaqiijinaayo in aan gobolna gadaal looga tagin. Isagoo ku dhawaaqay hadal taariikhi ah oo ahaa kuna yiri “Wajir ma aha darafka Kenya, Wajir waa Kenya lafteeda.”

Madaxweynaha ayaa sheegay in waqooyiga Kenya ay door dhexe ka ciyaari doonto isbeddelka dhaqaale ee dalka mustaqbalka, iyadoo loo marayo maalgashiga waxbarashada, xoolaha, kaabayaasha dhaqaalaha, mashaariicda biyaha, iyo ganacsiga gobolka.

William Ruto ayaa sidoo kale ku amray Wasaaradda Waxbarashada inay billowdo wadatashiyo ujeeddadoodu tahay in si rasmi ah loogu daro barnaamijyada Dugsiyadda, Madrasa-yada, iyo waxbarashada reer miyiga habka waxbarashada asaasiga ah ee Kenya.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraldhawaaqayrutokenya
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.