Xaadoole oo jawaab kulul siiyay Sanbaloolshe: Ma abuuri karo jabhad
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiCismaan Xaadoole ayaa si kulul ugu jawaabay Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ku saabsan doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle, halkaas oo Sanbaloolshe uu muujiyay tabasho iyo qorshe uu ku dhisayo maamul cusub.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Sanbaloolshe, oo beeshiisu ay tabasho ka muujinayso habkii loo maareeyay doorashada ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay inay dhisayaan maamul cusub, sidoo kalena ay jabhad ka abuurayaan HirShabelle, haddii aan xal laga gaarin xiisadda u dhexeysa Beledweyne iyo Jowhar.
- Intaas kaddib, waxaa soo hadlay Cismaan Xaadoole oo eedeymo u jeediyay Sanbaloolshe, isagoo sheegay in markii uu waayay dantiisa, uu isku dayayo inuu fawdo ka abuuro HirShabelle.
- Waxa uu sidoo kale xusay in tallaabooyinka noocaas ah laga hortagayo, isla markaana aan la oggolaan doonin wax kasta oo khatar gelin kara xasilloonida iyo amniga HirShabelle.
- “Sanbaloolshe hadalkiisa waxaa ka muuqday in markii uu wax waayay ay waxa oo dhan eber yihiin, mana ah in la fiiriyo shaqsi dantiisa ee waxaa la fiirinayaa danta dalka iyo dadka Soomaaliyeed,” ayuu ku jawaabay Xildhibaan Cismaan Xaadoole.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee HirShabelle, kuwaas oo saameyn ku yeelan kara xasilloonida iyo maamulka gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cabashooyinka gaarka ah ee beeshiisa Sanbaloolshe ka qabaan doorashada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cismaan Xaadoole ayaa ka jawaabay Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ku saabsan doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle.
- Sanbaloolshe ayaa sheegay in beeshiisu ay tabasho ka muujinayso habkii loo maareeyay doorashada iyo inay dhisayaan maamul cusub.
- Xaadoole ayaa eedeymo u jeediyay Sanbaloolshe, isagoo sheegay in markii uu waayay dantiisa, uu isku dayayo inuu fawdo ka abuuro HirShabelle.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Golaha Shacabka, kana soo jeedo HirShabelle ayaa si kulul ugu jawaabay Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka horyimid doorashadii ka dhacday maamulkaasi.
Sanbaloolshe, oo beeshiisu ay tabasho ka muujinayso habkii loo maareeyay doorashada ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay inay dhisayaan maamul cusub, sidoo kalena ay jabhad ka abuurayaan HirShabelle, haddii aan xal laga gaarin xiisadda u dhexeysa Beledweyne iyo Jowhar.
Intaas kaddib, waxaa soo hadlay Cismaan Xaadoole oo eedeymo u jeediyay Sanbaloolshe, isagoo sheegay in markii uu waayay dantiisa, uu isku dayayo inuu fawdo ka abuuro HirShabelle.
Waxa uu sidoo kale xusay in tallaabooyinka noocaas ah laga hortagayo, isla markaana aan la oggolaan doonin wax kasta oo khatar gelin kara xasilloonida iyo amniga HirShabelle.
“Sanbaloolshe hadalkiisa waxaa ka muuqday in markii uu wax waayay ay waxa oo dhan eber yihiin, mana ah in la fiiriyo shaqsi dantiisa ee waxaa la fiirinayaa danta dalka iyo dadka Soomaaliyeed,” ayuu ku jawaabay Xildhibaan Cismaan Xaadoole.
Sidoo kale, wuxuu hoosta ka xariiqay in wax laga xumaado ay tahay in isagoo ah Xildhibaan Qaran ah uu sheegto in Itoobiya uu kusoo horkacayo colaad laga huriyo deegaanka.
“Itoobiya inay Soomaaliya kusoo duusho xaq uma laha isagana waa nin muwaadin ah oo Soomaaliyeed oo Xildhibaan Qaran ah, xaggee u wadaa Itoobiyaanka?” ayuu sii raaciyay.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo haatan lagu kala baxay doorashadii HirShabelle, kadib markii maalin kahor lasoo doortay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, waxaase weli taagan tabasho ay qabaan siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Xawaadle ee degta gobolka Hiiraan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Cismaan Xaadoole ayaa si kulul ugu jawaabay Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ku saabsan doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle, halkaas oo Sanbaloolshe uu muujiyay tabasho iyo qorshe uu ku dhisayo maamul cusub.
Qodobada muhiimka ah
- Cismaan Xaadoole ayaa ka jawaabay Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ku saabsan doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle.
- Sanbaloolshe ayaa sheegay in beeshiisu ay tabasho ka muujinayso habkii loo maareeyay doorashada iyo inay dhisayaan maamul cusub.
- Xaadoole ayaa eedeymo u jeediyay Sanbaloolshe, isagoo sheegay in markii uu waayay dantiisa, uu isku dayayo inuu fawdo ka abuuro HirShabelle.
- Xaadoole wuxuu hoosta ka xariiqay in wax laga xumaado ay tahay in isagoo ah Xildhibaan Qaran ah uu sheegto in Itoobiya uu kusoo horkacayo colaad laga huriyo deegaanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).
- Eedeymaha ay soo jeediyeen Xaadoole iyo Sanbaloolshe waxaa lagu soo waramayaa iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan cabashooyinka gaarka ah ee beeshiisa Sanbaloolshe.
Gunaanadka akhristaha
Khilaafaadka siyaasadeed ee HirShabelle ayaa sii xoogaysanaya, iyadoo ay jiraan saameyn suurtagal ah oo ku saabsan maamulka deegaanka iyo amniga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cabashooyinka gaarka ah ee beeshiisa Sanbaloolshe ka qabaan doorashada?
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka Sanbaloolshe uu qaadi doono ka dib hadallada Xaadoole?
- Sidee bay xaaladda siyaasadeed ee HirShabelle u horumari doontaa ka dib hadalladan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee HirShabelle, kuwaas oo saameyn ku yeelan kara xasilloonida iyo maamulka gobolka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xaadoole · sanbaloolshe · kulul