Xildhibaanno Muqdisho ku sugan oo taageero wayn u muujiyay Lafta-gareen
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiXildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa taageero wayn u muujiyay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, oo la sheegay inuu weerar ku qaaday Baydhaba oo ay la dagaallameen ciidamada dowladda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xildhibaannadan oo laga soo doorto Koonfur Galbeed ayaa garab istaagay madaxweyne Lafta-gareen iyo kooxdiisa ee dagaalka kula jiraan Aadan Madoobe iyo xukuumaddiisa, waxayna dhanka kale eedeymo u jeediyeen dowladda federaalka Soomaaliya.
- Aadan Lafta-gareen oo kamid ah xildhibaannada hadlay ayaa si weyn u difaacay walaalkiis, wuxuuna tilmaamay in aanu argagixiso ahayn ee uu dagaalamaya xaqa Koonfur Galbeed.
- “Waxaa magaalada soo weeraray ciidankii dowladda Koonfur Galbeed oo duuulaanka horay loogu qaaday ayaa dib usoo noqday, diyaaradaha iyaga ma wadan waxaa watay niman xildhibaanno ah oo Koonfur Galbeed ka tirsan oo dhibaatada meesha ka wado,” ayuu yiri Aadan Lafta-gareen.
- Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed (Murjaan) ayaa ciidamada Lafta-gareen ku tilmaamay kuwa xaq-u-dirir ah oo u dagaalamaya inay xoreeyaan deegaankooda.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cawaaqibka taageerada xildhibaannada ee Lafta-gareen ku yeelan karto siyaasadda Koonfur Galbeed?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa taageero wayn u muujiyay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in ciidamadii Lafta-gareen ay weerar ku qaadeen Baydhaba, taasoo keentay dagaal ay la galeen ciidamada dowladda.
- Aadan Lafta-gareen oo kamid ah xildhibaannada hadlay ayaa si weyn u difaacay walaalkiis, wuxuuna tilmaamay in aanu argagixiso ahayn ee uu dagaalamaya xaqa Koonfur Galbeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa taageero wayn u muujiyay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen oo mar kale ciidamadiisa ay saaka weerar kusoo qaadeen Baydhaba, halkaas oo uu ka dhacay dagaal ay la galeen ciidamada dowladda.
Xildhibaannadan oo laga soo doorto Koonfur Galbeed ayaa garab istaagay madaxweyne Lafta-gareen iyo kooxdiisa ee dagaalka kula jiraan Aadan Madoobe iyo xukuumaddiisa, waxayna dhanka kale eedeymo u jeediyeen dowladda federaalka Soomaaliya.
Aadan Lafta-gareen oo kamid ah xildhibaannada hadlay ayaa si weyn u difaacay walaalkiis, wuxuuna tilmaamay in aanu argagixiso ahayn ee uu dagaalamaya xaqa Koonfur Galbeed. Waxaa kale oo uu meesha ka saaray in diyaarado ay u adeegsadeen dagaalka maanta.
“Waxaa magaalada soo weeraray ciidankii dowladda Koonfur Galbeed oo duuulaanka horay loogu qaaday ayaa dib usoo noqday, diyaaradaha iyaga ma wadan waxaa watay niman xildhibaanno ah oo Koonfur Galbeed ka tirsan oo dhibaatada meesha ka wado,” ayuu yiri Aadan Lafta-gareen.
Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed (Murjaan) ayaa ciidamada Lafta-gareen ku tilmaamay kuwa xaq-u-dirir ah oo u dagaalamaya inay xoreeyaan deegaankooda.
“Meel ay Shabaab soo weerartay ma arkin, laakiin ciidamo xaq-u-dirir ah oo dagaalamaayo ayaa la’ii sheegay inay weerarka soo qaadeen hadda waxaa maqlaayay waxaa la kiciyay F-16 meesha shacab ayaa la leynayaa,” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Xasan Murjaan.
Dhankeeda Xildhibaan Maryan Macallin oo Baydhaba laga soo doortay ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka ka socda Koonfur Galbeed uu yahay mid loo soo xawilay, isla markaana lagu burburinayo jiritaankooda, sida ay hadalka u dhigtay.
“Annagu argagixiso ma arkin dadka waxaas leh waxay ka shaqeynayaan burburka Koonfur Galbeed waa kuwa dagaalka qaybta ka ah. Jiriraankeenna ayaa la diidan yahay gobollada kale waxaa la leeyahay maxaa ku mac, maxaase ku qaaraar?” ayay tiri Xildhibaan Maryan Macallin.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa taageero wayn u muujiyay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, oo la sheegay inuu weerar ku qaaday Baydhaba oo ay la dagaallameen ciidamada dowladda.
Qodobada muhiimka ah
- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa taageero wayn u muujiyay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in ciidamadii Lafta-gareen ay weerar ku qaadeen Baydhaba, taasoo keentay dagaal ay la galeen ciidamada dowladda.
- Aadan Lafta-gareen oo kamid ah xildhibaannada hadlay ayaa si weyn u difaacay walaalkiis, wuxuuna tilmaamay in aanu argagixiso ahayn ee uu dagaalamaya xaqa Koonfur Galbeed.
- Xildhibaan Maryan Macallin ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka ka socda Koonfur Galbeed uu yahay mid loo soo xawilay, isla markaana lagu burburinayo jiritaankooda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ay xildhibaannadu soo jeediyeen.
- Lama hayo wax jawaab ah oo ka timid dowladda federaalka oo ku saabsan eedeymaha ay xildhibaannadu soo jeediyeen.
- Maqaalku wuxuu si weyn u tiirsan yahay hadallada xildhibaannada iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo taageerada Lafta-gareen ee xildhibaannada deegaanka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cawaaqibka taageerada xildhibaannada ee Lafta-gareen ku yeelan karto siyaasadda Koonfur Galbeed?
- Sidee ayey dowladda federaalka uga jawaabi doontaa eedeymaha ay xildhibaannadu soo jeediyeen?
- Waa maxay cadeymaha taageeraya eedeymaha la xiriira nooca dagaalka ka socda Baydhaba?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · lafta · muujiyay · xildhibaanno
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada