Topic
Warkasta is tracking lafta across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches gareen, adeegsadeen, and lala, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Naiorbi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay mas’uul ka tahay duqeymo uu sheegay in ay ka dhaceen degmada Doolow ee gobolka Gedo iyo deegaano ku dhow Baydhaba, inkasta oo dowladda federaalka ay horay isaga fogeysay dhacdada Doolow. Bayaanka ka soo baxay xafiiska Laftagareen, oo weli […] The post Lafta-gar

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal saaka ka dhacay magaalada Baydhaba, kadib markii ay weerar kusoo qaadeen ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen, kuwaas oo dagaal la galay ciidamada dowladda. Warsaxaafadeedka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in dagaalkii ka dhacay

Naaxo ( Raxanreeb Online) Ciidamadii taabacsanaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa heegan sare lagu geliyay fariisimahooda ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in xalay diyaarado ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Naaxo, oo ku dhow fariisimaha ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed. Ilaa hadda lama xaqiij