Xogta shir Isimida beesha Daarood ay ku yeesheen Nairobi
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGaraad Jaamac Garaad Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo deegaannada ay kasoo jeedaan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaKulanka kaddib, isimada Daarood ee ku sugan Nairobi ayaa la filayaa inay safar ku tagaan Puntland, halkaas oo ay kaga qayb geli doonaan shir nabadeed oo lagu qaban doono magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
- Garaadka ayaa sheegay in kulanka uu ahaa mid ay isimadu isku xog-waraysteen, isla markaana ay ku falanqeeyeen arrimo mudnaan gaar ah u leh deegaannada ay dhaqanka u yihiin.
- “Kulanka oo ahaa is-xogwaraysi waxaanu odayaasha iska xogwaraysannay xaaladda guud ee dalka iyo deegaannada aanu odayaasha dhaqan u nahay, iyada oo la isku raacay hirgelinta arrimo badan oo deegaannada hortebin u leh,” ayuu yiri Garaad Jaamac.
- Safarkan ayaa la xiriira baaq ay isimadu ka aqbaleen Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, kaas oo ku saabsanaa dadaallada lagu nabadeynayo beelaha ku dhaqan Sanaag.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay arrimaha gaarka ah ee lagu falanqeeyay kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood.
- Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo duruufaha ka jira deegaannada ay kasoo jeedaan.
- Isimada Daarood ee ku sugan Nairobi ayaa la filayaa inay safar ku tagaan Puntland, halkaas oo ay kaga qayb geli doonaan shir nabadeed oo lagu qaban doono magaalada Badhan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Nairobi (Caasimada Online) – Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo duruufaha ka jira deegaannada ay kasoo jeedaan.
Garaadka ayaa sheegay in kulanka uu ahaa mid ay isimadu isku xog-waraysteen, isla markaana ay ku falanqeeyeen arrimo mudnaan gaar ah u leh deegaannada ay dhaqanka u yihiin.
“Kulanka oo ahaa is-xogwaraysi waxaanu odayaasha iska xogwaraysannay xaaladda guud ee dalka iyo deegaannada aanu odayaasha dhaqan u nahay, iyada oo la isku raacay hirgelinta arrimo badan oo deegaannada hortebin u leh,” ayuu yiri Garaad Jaamac.
Kulanka kaddib, isimada Daarood ee ku sugan Nairobi ayaa la filayaa inay safar ku tagaan Puntland, halkaas oo ay kaga qayb geli doonaan shir nabadeed oo lagu qaban doono magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
Safarkan ayaa la xiriira baaq ay isimadu ka aqbaleen Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, kaas oo ku saabsanaa dadaallada lagu nabadeynayo beelaha ku dhaqan Sanaag.
Sida qorshuhu yahay, isimadu waxay marka hore tegi doonaan magaalada Garoowe ka hor inta aysan u sii gudbin Badhan, halkaas oo lagu wado in lagu qabto shirka nabadeed.
Shirka ayaa qayb ka noqonaya dadaallada dhaqanka ee lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadaha beelaha Sanaag, inkasta oo aan faahfaahin dheeraad ah laga bixin ajandaha kulanka iyo beelaha sida tooska ah uga qayb geli doona.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo deegaannada ay kasoo jeedaan. Isimada Daarood ayaa la filayaa inay safar ku tagaan Puntland si ay uga qayb galaan shir nabadeed oo lagu qaban doono Badhan.
Qodobada muhiimka ah
- Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood.
- Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo duruufaha ka jira deegaannada ay kasoo jeedaan.
- Isimada Daarood ee ku sugan Nairobi ayaa la filayaa inay safar ku tagaan Puntland, halkaas oo ay kaga qayb geli doonaan shir nabadeed oo lagu qaban doono magaalada Badhan.
- Shirka ayaa qayb ka noqonaya dadaallada dhaqanka ee lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadaha beelaha Sanaag.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Faahfaahin ku saabsan ajandaha shirka nabadeed ee soo socda lama bixinin.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka isimada beesha Daarood ee Nairobi wuxuu qayb ka yahay dadaallada socda ee lagu xallinayo xiisadaha gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay arrimaha gaarka ah ee lagu falanqeeyay kulanka?
- Kuwee beelaha ayaa ka qayb galaya shirka nabadeed?
- Waa maxay natiijooyinka la filayo ee shirka nabadeed?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · beesha · yeesheen · nairobi
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada