Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiAbuukar Maxamuud Yuusuf ayaa lagu eedeeyay tuugo iyo dhac, taasoo keentay in lagu xukumo shan sano oo xabsi ciidan ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Axmed Xasan Maxamuud oo ay saaxiibo ahaayeen ayuu Ka tarufeeyay Mooto Nuuca Fekonta ah, isaggoo u sheegaya inuu u dhiibo Mootada, meel dhowna uu kasoo noqonayo, Balse Dib looma arkin, waana Sagaalkii Bisha Todobaad ee sanadkaan 2026.
- Sidoo kale Xuseen Cali Maxamed oo isna ehel xigto ah ay yihiin ayuu kala Tagay Taleefan Samsung A12 ah, Waxaana uu ku maray inuu Qof ka kala hadlayo, uuna u soo celinayo.
- Waxaa kale oo galkiisa eedda ku jirta inuu lunsaday Qorigii uu ku qornaa, kaasi oo loogu dhiibay inuu ugu adeego dadkiisa.
- Baaris Dheer kadib Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida, ayaa Codsaday qaadista kiiskaan, Waxaana laga oggolaaday Sideed iyo labaatanka Bishii Sagaalaad ee sanadkaan 2026.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu iftiiminayaa arrimaha mas'uuliyadda ee ciidanka ku saabsan tuugada iyo anshaxa xun.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay cadeymaha la soo bandhigay intii lagu guda jiray maxkamadda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa lagu eedeeyay tuugo iyo dhac.
- Waxa uu si eed ah u xaday Mooto Nuuca Fekonta ah iyo Taleefan Samsung A12 ah.
- Waxaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ciidan ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Isniin 26 Oct 2026 {HMC} Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis & qof ay xigto yihiin.
Axmed Xasan Maxamuud oo ay saaxiibo ahaayeen ayuu Ka tarufeeyay Mooto Nuuca Fekonta ah, isaggoo u sheegaya inuu u dhiibo Mootada, meel dhowna uu kasoo noqonayo, Balse Dib looma arkin, waana Sagaalkii Bisha Todobaad ee sanadkaan 2026.
Sidoo kale Xuseen Cali Maxamed oo isna ehel xigto ah ay yihiin ayuu kala Tagay Taleefan Samsung A12 ah, Waxaana uu ku maray inuu Qof ka kala hadlayo, uuna u soo celinayo.
Waxaa kale oo galkiisa eedda ku jirta inuu lunsaday Qorigii uu ku qornaa, kaasi oo loogu dhiibay inuu ugu adeego dadkiisa.
Baaris Dheer kadib Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida, ayaa Codsaday qaadista kiiskaan, Waxaana laga oggolaaday Sideed iyo labaatanka Bishii Sagaalaad ee sanadkaan 2026.
Dhageysi kadib, Wadatashi Dheer oo ay yeesheen Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, ayaana ugu dambeyn maanta ku xukuntay Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf shan sano oo xabsi ciidan ah, Bixinta agabkii uu turufeeyey & sidoo kale Qorigii uu ka lunsaday Ciidanka xoogga dalka.
Sida uu warbaahinta u sheegay G/dhexe Muxumed Maxamed Cumar (Samajecel) oo ka tirsan garsoorka Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa lagu eedeeyay tuugo iyo dhac, taasoo keentay in lagu xukumo shan sano oo xabsi ciidan ah.
Qodobada muhiimka ah
- Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa lagu eedeeyay tuugo iyo dhac.
- Waxa uu si eed ah u xaday Mooto Nuuca Fekonta ah iyo Taleefan Samsung A12 ah.
- Waxaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ciidan ah.
- Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida, ayaa Codsaday qaadista kiiskaan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan cadeymaha taageeraya eedeymaha.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Abuukar Maxamuud Yuusuf.
- Maqaalku ma caddeynayo duruufaha ku xeeran tuugada la sheegay.
Gunaanadka akhristaha
Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa lagu xukumay tuugo iyo dhac, taasoo kor u qaadaysa walaaca ku saabsan anshaxa ciidanka.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay cadeymaha la soo bandhigay intii lagu guda jiray maxkamadda?
- Ma jirtey difaac la soo bandhigay oo loogu talagalay Abuukar Maxamuud Yuusuf?
- Waa maxay saamaynta kiiskan ku yeelan karto anshaxa ciidanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu iftiiminayaa arrimaha mas'uuliyadda ee ciidanka ku saabsan tuugada iyo anshaxa xun.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · turufo · geeystay · dhac