Guddiga difaaca BF oo su’aalo adag waydiiyay wasiir Fiqi
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiGuddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulan la-xisaabtan ah la yeeshay Wasiirka Axmed Macallin Fiqi, iyadoo diiradda lagu saaray arrimaha saameeya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa guddoominayey ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirisaaq Xasan Dhookir, iyada oo diiradda lagu saaray arrimaha muhiimka u ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan mushaarka laga jaray, xuquuqda agoonta iyo naafada Ciidanka Xooga Dalka iyo sidoo kale caqabadaha kale ee saameeya daryeelka ciidamada.
- Xubnaha guddiga ayaa intii uu socday su’aallo adag waydiiyay wasiirka iyo mas’uuliyiinta kale ee wasaradda, kuwaas oo la xiriira howlaha difaaca iyo ciidamada, si loo dardargeliyo.
- Sidoo kale guddig ayaa adkeeyey in aan la aqbali karin in xuquuqda iyo mushaaraadka askarta naftooda u huray difaaca dalka, iyo sidoo kale agoonta iyo naafada ciidanka la dhimo, iyada oo aan si buuxda loo tixgelin duruufahooda iyo xuquuqda ay leeyihiin.
- Dhanka kale waxaa kulanka lagu soo qaaday dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, dhismaha iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka, ka fogaanshaha ku milanka siyaasadda, ka hortagga adeegsiga khaldan ee ciidamada, iyo caqabadaha la xiriira darajooyinka ciidanka oo u baahan xal waara.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa walaacyada socda ee ku saabsan daryeelka askarta iyo waxtarka Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo muhiim u ah amniga qaranka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xalliyo arrimaha la soo qaaday?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulan la-xisaabtan ah la yeeshay Wasiirka Axmed Macallin Fiqi.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha muhiimka u ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan mushaarka laga jaray, xuquuqda agoonta iyo naafada Ciidanka Xooga Dalka.
- Guddig ayaa adkeeyey in aan la aqbali karin in xuquuqda iyo mushaaraadka askarta naftooda u huray difaaca dalka la dhimo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la-xisaabtan ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ay wehliyaan Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo saraakiil kale.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa guddoominayey ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirisaaq Xasan Dhookir, iyada oo diiradda lagu saaray arrimaha muhiimka u ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan mushaarka laga jaray, xuquuqda agoonta iyo naafada Ciidanka Xooga Dalka iyo sidoo kale caqabadaha kale ee saameeya daryeelka ciidamada.
Xubnaha guddiga ayaa intii uu socday su’aallo adag waydiiyay wasiirka iyo mas’uuliyiinta kale ee wasaradda, kuwaas oo la xiriira howlaha difaaca iyo ciidamada, si loo dardargeliyo.
Sidoo kale guddig ayaa adkeeyey in aan la aqbali karin in xuquuqda iyo mushaaraadka askarta naftooda u huray difaaca dalka, iyo sidoo kale agoonta iyo naafada ciidanka la dhimo, iyada oo aan si buuxda loo tixgelin duruufahooda iyo xuquuqda ay leeyihiin.
Dhanka kale waxaa kulanka lagu soo qaaday dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, dhismaha iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka, ka fogaanshaha ku milanka siyaasadda, ka hortagga adeegsiga khaldan ee ciidamada, iyo caqabadaha la xiriira darajooyinka ciidanka oo u baahan xal waara.
Xildhibaannada ku jira Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa ku bogaadiyey Wasiirka iyo howl-wadeennada Wasaaradda Gaashaandhigga sida daahfurnaanta leh ee ay u soo bandhigeen caqabadaha jira iyo xalalka loo baahan yahay, si deg-deg loo qaado tallaabooyinka muhiimka ah.
Ugu dambeyn, guddiga iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda waxay isku afgarteen in la joogteeyo kulamada isla xisaabtanka iyo korjoogtaynta ah, si loo xoojiyo hufnaanta shaqada Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, loona xaqiijiyo ilaalinta xuquuqda ciidamada iyo horumarinta awoodda difaaca dalka.
Maalmihii u dambeeyay xildhibaannada Baarlamaanka ayaa waday kulamo isla xisaabtan ah oo ay la yeelanayaan xukuumadda, waxaana ugu dambeeyay oo shalay hortagay wasiirka Caafimaadka oo ka badbaaday mooshin laga geeyay Baarlamaanka, kadibna cod loo qaaday.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulan la-xisaabtan ah la yeeshay Wasiirka Axmed Macallin Fiqi, iyadoo diiradda lagu saaray arrimaha saameeya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Qodobada muhiimka ah
- Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulan la-xisaabtan ah la yeeshay Wasiirka Axmed Macallin Fiqi.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha muhiimka u ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan mushaarka laga jaray, xuquuqda agoonta iyo naafada Ciidanka Xooga Dalka.
- Guddig ayaa adkeeyey in aan la aqbali karin in xuquuqda iyo mushaaraadka askarta naftooda u huray difaaca dalka la dhimo.
- Dhanka kale waxaa kulanka lagu soo qaaday dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, dhismaha iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Wasiirka ama mas'uuliyiinta kale ee ku saabsan su'aalaha la weydiiyay.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha kulanka lagu soo qaaday ma jiraan.
- Maqaalku ma xusin wax jawaab ah ama aragtiyo kale.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa baahida loo qabo isla xisaabtan iyo dib-u-habeyn gudaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xalliyo arrimaha la soo qaaday?
- Sidee dowladda u xaqiijin doontaa in xuquuqda askarta la ilaaliyo?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta sida lagu sheegay kulanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa walaacyada socda ee ku saabsan daryeelka askarta iyo waxtarka Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo muhiim u ah amniga qaranka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · fiqi · difaaca · guddiga