Aqalka Sare oo ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda

Puntland Post

Caasimada Online
Warkasta uses source images from the coverage, then separates where reports overlap from where they differ.
What changed now2 reports
Aqalka Sare oo ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda
Golaha Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda iyo ka hortagga afduubka. Fadhiga oo golaha oo… Sii akhri
Puntland Post joined this coverage thread.
See full timelineThe brief
One clear read
2 stories · 2 sources
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise-sharciyeedka la-dagaallanka burcad-badeedda iyo ka-hortagga afduubka. Hindise-sharciyeedkan ayaa ka mid ah xeerarka muhiimka ah ee lagu xoojinayo dadaallada Soomaaliya ee ka dhanka ah burcad-badeedda iyo afduubka, gaar ahaan dambiyada ka dhaca xeebaha iyo gudaha dalka.
At a glance
Coverage at a glance
What each source adds
Puntland Post
The Upper House of the Federal Parliament of Somalia approved the anti-piracy law today.
Caasimada Online
The Somali Senate approved a bill aimed at combating piracy and preventing abductions.
Why it matters
Each outlet currently adds different details, and no claim has yet been confirmed by a second source — read specific figures with that in mind.
Source cards
Reports side by side
See what each source adds, then open the original report when you want the source detail.
Golaha Aqalka Sare oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay sharciga…
Read sourceAqalka Sare oo ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda
Coverage timeline
How the story evolved
2 reports · 10:00 to 13:19 UTC
This timeline shows when different outlets joined the coverage and what each report emphasized.
First report
Golaha Aqalka Sare oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay sharciga…
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay…
Read source3 hr later
Aqalka Sare oo ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda
Golaha Aqalka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda iyo ka hortagga afduubka.
Read sourceMethodologyHow Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
How Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
- Source count
- 2
- Sources used
- Caasimada Online, Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Stories are shown in their original language unless a stored translation exists
- AI synthesis
- Warka has not summarized this group yet
- Review status
- No public review recorded
- The reports appear to describe a similar event or development.
- The stories share public category or region labels.
- The reports were published within a related time window.
- More than one monitored source contributed to this coverage group.
- A public event signature or clustering score is available for this group.
Warka groups stories that overlap in topic, entities, timing, and source diversity. Coverage is shown when at least one monitored source is reporting it. Editorial review can mark a comparison as weak, misleading, or unreliable; when it does, the AI summary is removed from this page and only the reporting from the sources remains. We do not publish a single trust score — readers can judge using source diversity, reporting overlap, and the original reports linked from every comparison.
Related coverage
2 sources
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka…
2 sources
Dowladda Soomaaliya oo ku guul-darraysatay dhaqan-gelinta Dastuurka cusub.
Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Dowladda Fedwraalka Soomaaliya ayaa ku guul-darraysatay dhaqan-gelinta Dastuurka cusub ee keliga ku tahay, iyada oo ay…
2 sources
JAAMAC oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Mareykanka + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa galabta kulan miro-dhal ah la qaatay…
2 sources
R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha…
4 sources
Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali…