Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Somali National TV

Raxanreeb Online
Warkasta uses source images from the coverage, then separates where reports overlap from where they differ.
What changed now2 reports
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde…
Somali National TV joined this coverage thread.
See full timelineThe brief
One clear read
2 stories · 2 sources
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhaweyn ah, ayaa Guddoomiyaha iyo Safiirku
At a glance
Coverage at a glance
Why it matters
The 2 sources in this cluster published near-identical text. This coverage reflects a single reporting line, not independent corroboration.
Source cards
Reports side by side
See what each source adds, then open the original report when you want the source detail.
Guddoonka Aqalka sare oo kulan la qaatay safiirka dalka Jaubuuti
Read sourceGuddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya
Read sourceCoverage timeline
How the story evolved
2 reports · 13:01 to 13:27 UTC
This timeline shows when different outlets joined the coverage and what each report emphasized.
First report
Guddoonka Aqalka sare oo kulan la qaatay safiirka dalka Jaubuuti
Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu la socdo Guddoomiye Ku-xigeenka…
Read source25 min later
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka…
Read sourceMethodologyHow Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
How Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
- Source count
- 2
- Sources used
- Somali National TV, Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Stories are shown in their original language unless a stored translation exists
- AI synthesis
- Warka has not summarized this group yet
- Review status
- No public review recorded
- The reports appear to describe a similar event or development.
- The stories share public category or region labels.
- The reports were published within a related time window.
- More than one monitored source contributed to this coverage group.
- A public event signature or clustering score is available for this group.
Warka groups stories that overlap in topic, entities, timing, and source diversity. Coverage is shown when at least one monitored source is reporting it. Editorial review can mark a comparison as weak, misleading, or unreliable; when it does, the AI summary is removed from this page and only the reporting from the sources remains. We do not publish a single trust score — readers can judge using source diversity, reporting overlap, and the original reports linked from every comparison.
Related coverage
2 sources
JAAMAC oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Mareykanka + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa galabta kulan miro-dhal ah la qaatay…
2 sources
Aqalka Sare oo ansixiyay sharciga la-dagaallanka Burcad-badeedda
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay…
3 sources
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
Qaahira, Masar – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali…
4 sources
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka…
2 sources
R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha…