Faah faahin: Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
One clear read
Muqdisho (Raxanreeb Online) Alle hau naxariisto waxaa sacaadihii lasoo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey ( Boqorka Bartamaha ) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan ( Qoyste) oo ahaa labo weriye oo rug cadaaha soo shaqeeyey xiliyo adag. Wariye Boqorka Bartamaha ayaa shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka, kaddib dhaawac culus oo ka soo gaaray weerar...
5 stories · 5 sources · See the sources below

BBC Somali

Raxanreeb Online
Warkasta uses source images from the coverage, then separates where reports overlap from where they differ.
Source cards
Reports side by side
See what each source adds, then open the original report when you want the source detail.
Wararkii ugu dambeeyay geerida ku timid Boqorka Bartamaha iyo Xasan Kaafi Qoyste
Read sourceWeriye Xasan Kaafi Qoyste oo ku geeriyooday Muqdisho
Read sourceLabo wariye oo geeriyooday
Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
Faah faahin: Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
'Adeegto' iyo xusuusihii kale ee labada rugcadaa ee saxaafadda ee geeriyooday; Boqorka Bartamaha iyo Xasan kaafi
Read sourceWhat changed now5 reports
'Adeegto' iyo xusuusihii kale ee labada rugcadaa ee saxaafadda ee geeriyooday; Boqorka Bartamaha iyo Xasan kaafi
Sida ay tabiyeen warbaahinta qaar nin Soomaali ah ayaa tooreey ku dhuftay, kadibna dhaawac ka soo gaaray tooreyda ayuu u geeriyooday Boqorka.
BBC Somali joined this coverage thread.
See full timelineCoverage timeline
How the story evolved
5 reports · 06:49 to 13:59 UTC
This timeline shows when different outlets joined the coverage and what each report emphasized.
First report
Wararkii ugu dambeeyay geerida ku timid Boqorka Bartamaha iyo Xasan Kaafi Qoyste
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u wada naxariistee, Wariye Maxamed…
Read source21 min later
Weriye Xasan Kaafi Qoyste oo ku geeriyooday Muqdisho
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho la xaqiijiyay geerida weriye Xasan Kaafi, oo muddo dheer ku soo jiray mihnadda saxaafadda…
Read source3 hr later
Labo wariye oo geeriyooday
Allaha u naxariistee waxaa saacadihii la soo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan (Qoyste)…
Read source3 hr later
Faah faahin: Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
Read source7 hr later
'Adeegto' iyo xusuusihii kale ee labada rugcadaa ee saxaafadda ee geeriyooday; Boqorka Bartamaha iyo Xasan kaafi
Sida ay tabiyeen warbaahinta qaar nin Soomaali ah ayaa tooreey ku dhuftay, kadibna dhaawac ka soo gaaray tooreyda ayuu u geeriyooday Boqorka.
Read sourceMethodologyHow Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
How Warka grouped this coverage
Warka groups reports when multiple stories share event signals such as topic, place, named entities, timing, and source diversity.
- Source count
- 5
- Sources used
- Raxanreeb Online, Caasimada Online, Goobjoog Somali, Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Stories are shown in their original language unless a stored translation exists
- AI synthesis
- Warka has not summarized this group yet
- Review status
- No public review recorded
- The reports appear to describe a similar event or development.
- The stories share public category or region labels.
- The reports were published within a related time window.
- More than one monitored source contributed to this coverage group.
- A public event signature or clustering score is available for this group.
Warka groups stories that overlap in topic, entities, timing, and source diversity. Coverage is shown when at least one monitored source is reporting it. Editorial review can mark a comparison as weak, misleading, or unreliable; when it does, the AI summary is removed from this page and only the reporting from the sources remains. We do not publish a single trust score — readers can judge using source diversity, reporting overlap, and the original reports linked from every comparison.
Related coverage
2 sources
Veteran Somali journalist Mohamed Aweys Mudey killed in Germany
Veteran Somali journalist Mohamed Aweys Mudey, widely known as “Boqorka Bartamaha,” was killed Saturday night in Germany, where he had been living…
2 sources
Who was Xaawo Aadan Camey? May Allah have mercy on her, her death was confirmed hours ago.
Xaawo Aadan Camey was a Somali woman who served the community for a long time, especially the vulnerable, refugees, and internally displaced persons…
5 sources
Sacuudiga ayaa sheegay Drones oo Xuutiyiinta lagu soo riday meel u dhow Makka
Sept 16 (Jowhar)- Milatariga Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay qabteen oo ay burburiyeen diyaarad aan duuliye lahayn oo Xuutiyiin ah oo ku sugan…
4 sources
Mareykanka oo $5 milyan ku raadinaya gabar Soomaali ah
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaalmarin gaareysa illaa $5 milyan oo la siinayo cid kasta oo keenta xog…
3 sources
Duqa Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti
Muqdisho (RaxanreebOnline) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa safar ku tegay…