Mogadishu, Saturday, September 26, 2026:— The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Mr. Hamza Abdi Barre, participated in a ceremony to thank the National Army for securing the safety of the capital and the overall...
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: High match (73%)
Reports overlap: Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka daah-furay Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya, oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska. Bandhigga ayaa waxaa ka qaybgalay boqolaal ka tirsan bulshada caasimadda, iyadoo lagu soo bandhigay fursadaha iyo goobaha dalxiiska ee Soomaaliya, iyo guud
Baghdad (Caasimada Online) – Approximately 40 men from a tribe in southern Iraq are reported to have participated in an armed operation to rescue an oil tanker that Somali pirates had hijacked, an event widely discussed in Iraqi media and social networks. The men belong to the Al-Shaghanba tribe...
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (67%)
Reports overlap: Boosaaso (Caasimada Online) – Dowladda Puntland ayaa faahfaahin cusub ka bixisay howlgal ay shalay ciidamadeeda badda kula wareegeen markabka MT Honour 25, iyadoo sheegtay in shan ka mid ah shaqaalihii markabka la dilay ka hor inta aysan ciidamadu bilaabin howlgalka. War-saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Badda iyo Berriga Puntland (PMPF) ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu…
Sources differ: Caasimada Online: emphasizes Xog ay baahisay warbaahinta Ciraaq oo si weyn u beenisay sheegashadii Puntland
Caasimada OnlineRaxanreeb OnlinePuntland PostShabelle Media+1Explore full coverage
Mogadishu (Caasimada Online) — The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, is expected to visit the countries of Djibouti and Egypt this week, where he will hold various meetings with the leaders of both countries, according to Caasimada Online. A senior official from the Somali government stated that the president will first go to Djibouti,…
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (69%)
Reports overlap: Jabuuti – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti. Intii uu…
The Federal Government and TPLF are blaming each other for the outbreak of the new war. Tigray officials have stated that they are defending against a federal attack, while Addis Ababa has accused TPLF of launching attacks from Tigray and spreading to Amhara and Afar. The Ethiopian military has stated that it has carried out a counter-offensive, claiming to have killed...
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (66%)
Reports overlap: Mekelle, Itoobiya – Ciidamada dowladda federaalka Itoobiya ayaa la sheegay inay in ka badan 150 kiiloomitir gudaha Gobolka Tigray u sii dhaqaaqeen, iyadoo wararka laga helayo waqooyiga Itoobiya ay sheegayaan in ciidamadu ay ku sii dhowaanayaan Mekelle, caasimadda gobolka. Al Jazeera ayaa werisay in horumarkan ay xaqiijiyeen ilo ka tirsan dowladda federaalka Itoobiya iyo…
Different reports have emerged regarding the conflict that occurred this morning in the city of Baydhabo, the capital of the Bay region, with the Federal Government of Somalia and the South West administration discussing in different ways who was behind the attack and the situation of the conflict.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: High match (72%)
Reports overlap: Baydhabo – Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa guul ka sheegtay dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo war-saxaafadeed kasoo baxay maamulka lagu sheegay in ciidamada Koonfur Galbeed ay jab xooggan gaarsiiyeen kooxda Al-Shabaab. Maamulka ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed
Sources differ: Goobjoog Somali: emphasizes Baydhabo oo laga soo sheegayo iska horimaadyo iyo faahfaahinno ka soo baxaya xaaladda magaaladaas
Goobjoog SomaliPuntland PostCaasimada OnlineShabelle Media+1Explore full coverage
The Chairman of the National Independent Electoral Commission, Abdikarim Ahmed Hassan, stated that the elections have smoothly commenced in 10 districts of Hirshabeelle and 11 districts of Galmudug.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (58%)
Reports overlap: Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, ayaa shacabka ugu baaqay inay si weyn uga qeyb qaataan doorashada ka socota magaalada Jowhar iyo guud ahaan deegaannada Hirshabeelle.
The Banadir Regional Police Command provided details about an incident that occurred at the Mogadishu Hospital in the Yaqshid district, involving a mother named Zamzam Maxamuud Cilmi and a son born via surgery on September 20, 2026.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (64%)
Reports overlap: Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Taliska Saldhigga Booliska degmada Yaaqshiid faray in baaritaan lagu sameeyo dhacdo ka dhacday Isbitaalka Muqdisho Specialist, taas oo la xiriirta haweeney lagu magacaabo Zamzam Maxamuud Cilmi.
Sources differ: Goobjoog Somali: emphasizes Booliska soomaaliya oo war ka soo saaray hooyo iyo dhallaan dayac kala kulmay mid kamid ah Isbitaallada Muqdishu
Goobjoog SomaliRaxanreeb OnlineCaasimada OnlineExplore full coverage
Mogadishu (Caasimada Online) – The Puntland coastal guard forces have intensified their heavy operations along the coast of the region to prevent acts of piracy that have once again targeted the shores of Somalia. A statement released by Puntland indicated that the forces have resumed operations aimed at targeting pirates to ensure...
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (54%)
Reports overlap: Boosaaso – Ciidamada Badda Puntland ayaa bulshada Puntland iyo dhammaan dhinacyada ay khusayso ku wargeliyay inay bilaabeen hawlgallo lagu xoojinayo amniga iyo badbaadada xeebaha Puntland, gaar ahaan ka hortagga falalka burcad-badeedda iyo khataraha amni ee la xiriira. Ciidamada ayaa sheegay in hawlgalladan ay qayb ka yihiin dadaallada lagu ilaalinayo xeebaha, hantida iyo badbaadada shacabka iyo…
The Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, Mr. Biixi Imaan Cige, today chaired the 29th meeting of the Horn of Africa Cooperation Forum, which focused on issues related to economic development and strengthening cooperation among the countries in the region.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (65%)
Reports overlap: Nairobi, Kenya – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika. Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay qaar ka mid ah wasiirrada dalalka ku bahoobay madasha, wakiillo ka socday dowladaha deeq-bixiyeyaasha iyo hay’adaha caalamiga ah, oo ay ka mid yihiin Bangiga Adduunka, Bangiga Horumar
Sources differ: Goobjoog Somali: emphasizes Soomaaliya oo shir-guddoominaysa kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Geeska Afrika
Goobjoog SomaliCaasimada OnlineShabelle MediaExplore full coverage
New York (Raxanreeb Online) The President of Somalia, Hassan Sheikh Mahmoud, has today traveled to New York, where he will participate in the United Nations Security Council meeting that will open tomorrow. The President will deliver a speech at the UN Security Council session and will also participate in the discussions during the meeting....
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: High match (73%)
Reports overlap: New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta la filayaa inuu khudbad ka jeediyo fadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Khudbadda Madaxweynaha ayaa la filayaa in diiradda lagu saaro xaaladda Soomaaliya, horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dowlad-dhiska, iyo sidoo kale dadaallada dowladda ee xoojinta h
Mogadishu: The President of the Federal Republic of Somalia and Commander-in-Chief of the Armed Forces, Dr. Hassan Sheikh Mohamud, received a high-level delegation from the Pakistan Air Force at the Presidential Palace. The delegation...
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (68%)
Reports overlap: Wafdi sare oo ka socday ciidanka cirka Pakistan (Pakistan Air Force – PAF) ayaa dib ugu laabtay Islamabad, kaddib markii… Sii akhri
Sources differ: Hiiraanweyn: emphasizes Wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan oo Muqdisho Soo gaaray
HiiraanweynGoobjoog SomaliCaasimada OnlineShabelle Media+2Explore full coverage
Garoowe (Caasimada Online) – Puntland has announced that it has conducted an operation to rescue a tanker that was held by pirate groups off the coast of Mudug, confirming that the tanker and its crew were saved. The operation resulted in casualties, with Puntland stating that three people died in the fighting, while several others were injured. The tanker...
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (68%)
Reports overlap: Warar cusub ayaa su’aalo ka keenay cidda hoggaamisay howlgalkii lagu sii daayay markabka ganacsi ee MTT-SIBU 1, kaas oo la sheegay in burcad-badeed Soomaali ah ay ku qabsadeen xeebaha gobolka Mudug.
Baydhabo – The President of the South West State, Abdikadir Hassan Mohamed Laftagareen, has submitted an official letter to the United Nations and international parties alleging that it relates to military attacks and abuses that have occurred in areas of South West. The letter dated September 26, 2026, was sent to the United States, all...
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (58%)
Reports overlap: Baydhaba (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed, Mudane Nuur Siidoow Baaba oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray goobihii ay shalay ka dhaceen dagaallada, kuwaas oo ay ka muuqdaan saameyn ka dhalatay iska hor imaadkii xoogganaa ee ka dhacay halkaasi, isagoo sheegay inay xabaal wadareedyo u sameysanayaa maydadka ciidankii taabacsan Lafta-gareen ee…
Sources differ: Shabelle Media: emphasizes Laftagareen oo Qaramada Midoobay u gudbiyay eedeymo ka dhan ah Xasan Sheekh
Shabelle MediaCaasimada OnlineExplore full coverage
NEW YORK – Algerian Foreign Minister Ahmed Attaf on Monday said Israel is seeking to divide Somalia, attacking Syria and Lebanon, and failing to uphold the Gaza ceasefire agreement. Addressing the 81st session of the UN General Assembly in New York, Attaf said Israel continued to kill Palestinian civilians despite the ceasefire in Gaza,…
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: EN + SOCoverage signal: Moderate match (65%)
Reports overlap: NEW YORK: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Axmed Attaf, ayaa sheegay in Israa’iil ay waddo dadaallo uu ku tilmaamay kuwo lagu kala qaybinayo Soomaaliya, isagoo sidoo kale ku eedeeyay Israel inay sii waddo weerarrada Suuriya iyo Lubnaan, isla markaana aysan si buuxda u ilaalinayn heshiiska xabbad-joojinta Gaza. Attaf oo khudbad ka jeediyay kalfadhiga 81-aad…
Sources differ: Shabelle Media: emphasizes At UN, Algeria says Israel seeks to divide Somalia, violates Gaza ceasefire
Shabelle MediaGoobjoog SomaliExplore full coverage
Mogadishu – The Defense Committee of the House of Representatives of the Federal Parliament of Somalia has called on the Minister of Defense of the Federal Government of Somalia and the Commander of the National Army to respond to a complaint regarding the rights of 6,000 soldiers, including retirees, disabled personnel, and families of soldiers who died defending the country.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (63%)
Reports overlap: Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan xogwaraysi iyo dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah carruurta agoonta ah ee ay ka tageen askartii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku dhimatay difaaca dalka. Mas’uuliyiinta aya
Somalia has achieved a significant victory at the global health care quality conference, after a Somali official was elected as a full member of the Advisory Board of the International Society for Quality in Health Care, ISQua.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (62%)
Reports overlap: Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa guul muhiim ah ka gaartay Shirweynaha Caalamiga ah ee Tayada Daryeelka Caafimaadka ee ISQua, kaddib markii Maareeyaha Hay’adda Qaran ee Caymiska Caafimaadka Bulshada Soomaaliyeed, Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaaludiin, loo doortay xubin buuxda oo ka tirsan Golaha Sare ee La-talinta ee Ururka Caalamiga ah ee Tayada Daryeelka Caafimaadka (ISQua).…
Sources differ: Goobjoog Somali: emphasizes Soomaaliya oo xubin sare ku yeelatay Golaha Sare ee ururka caalamiga ah ee Tayada Daryeelka Caafimaadka
Goobjoog SomaliCaasimada OnlineExplore full coverage
Mogadishu (HOL) — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) killed 12 al-Shabab members during a planned operation in the Buur-Saruur area of Middle Shabelle region on Saturday.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: EN + SOCoverage signal: High match (74%)
Somalia is facing increasing economic pressure after the turmoil in the Hormuz Strait has affected the flow of trade and goods in the country, with President Hassan Sheikh Mohamud stating that the situation has contributed to an estimated 40 percent decline in Somalia's customs revenue.
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (54%)
Reports overlap: Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in carqaladaha ka jira marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz ay saameyn weyn ku yeesheen dhaqaalaha dalka, iyadoo dakhliga kastamka Soomaaliya uu hoos u dhacay ku dhawaad 40 boqolkiiba.
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Puntland security forces have seized two BG vehicles in the northern part of Gaalkacyo, the capital of Mudug region, carrying troops from the Federal Government, who are reported to have been recruited from the southern part of Mudug. Reports indicate that 'the troops that fell into Puntland's hands' crossed from the direction...
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: High match (73%)
Reports overlap: Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamadii iyo gaadiidkii ay Puntland ku qabatay magaalada Gaalkacyo ayaa la sii daayay, kadib markii maamulka Puntland uu sheegay inuu baaritaan ku sameeyay xaaladda ciidanka iyo sababta ay magaalada u soo gaareen. Puntland ayaa sheegtay inay baaristeeda ku ogaatay in ciidanka iyo gaadiidku ahaayeen kuwo habow ah oo soo lumay, ayna…
Mogadishu – The First Degree Military Court today sentenced Ex-Soldier Abdi Aadan Ibrahim to death by firing squad as retribution for the late Yusuf Ahmed Abdi, who was…
Why grouped: matching event details and timingLanguage mix: SOCoverage signal: Moderate match (61%)
Reports overlap: Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukumay Ex-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon”, taas oo ah qisaasta Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo la sheegay inuu dilay. Sida uu warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee CQS, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, maxkamaddu…
Sources differ: Goobjoog Somali: emphasizes Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Dil Toogasho ku Xukuntay Askari Dilay Muwaadin Faryaamo Ahaa
Goobjoog SomaliHiiraanweynCaasimada OnlineExplore full coverage