Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah
Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhalli

Reader briefing
Article context
What happened
- A military court sentenced former soldier Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike to death by firing squad for the murder of Cabdicasiis Shiikh Xuseen, which occurred on May 15, 2026, in Luuq, Gedo region.
Key claims
- A military court sentenced former soldier Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike to death by firing squad for the murder of Cabdicasiis Shiikh Xuseen.
- The incident occurred on May 15, 2026, in Luuq, Gedo region.
- The accused shot the victim after a dispute over a personal item.
- The case was brought to the military prosecutor's office, which requested the trial.
Source limitations
- The article does not include responses from the accused or any defense statements.
- Details about the trial process and evidence presented are not specified.
- Casualty figures and the nature of the dispute are reported but not independently verified.
Reader takeaway
The case highlights the legal proceedings following a violent incident involving military personnel.
What remains unclear
- What specific evidence was presented during the trial?
- Were there any witnesses to the incident?
- What are the next steps in the legal process for the accused?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo.
Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi uusan ka dhaxeyn, kadib khilaaf horey uga dhaxeeyey, ayaa isku arkay guri ku yaalla dhanka Beeraha Luuq, Waxaana Eedeysanaha oo Sigaar heysta uu bilaabay inuu raadiyo Kabriid ama Jante, si uu u shito.
Waxa uu weydiistay Koofi oo labadaba Saaxib lahaa, Marxuumka oo lahaa Jantaha, ayaa Jeebka ku ritay, si diidmo ah, Eedeysanaha oo Intaas caro ka qaaday ayaana keentay inuu labo Baalooto oo AK 47 ah Ku dhufto Alle ha u naxariistee C/casiis Shiikh Xuseen, isla Goobtaasi ayuuna ku geeriyooday Marxuumka.
Baaris Dheer ka dib Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida, ayaa Codsaday qaadista kiiskaan, waxaana laga oggolaaday Seddexdii Bishaan September.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.