Topic
Warkasta is tracking dartiis across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches askari, dilay, and economy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhalli

Axad 12 Sep 2026 {HMC} Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, Shan iyo tobankii bishii Shanaad ee Sanadkaan 2026, Falkaas ayaana ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike & Marxuumka oo Xiriir & Wax is dhaafsi uusan ka dhaxeyn, […] The post Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay