Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Ka Digay Caburin Lagu Hayo Codka Shacabka
Muqdisho – Siyaasiga mucaaradka ahna xilidhibaan ka tirsan Baarlamaan Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka digay caburin lagu hayo codka shacabka, gaar ahaan dhalinyarada magaalada Muqdisho. Hadalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yimid kadib markii muddooyinkii dambe qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ay ka dhaceen bannaanbaxyo looga soo horjeeday dowladda, kuwaas oo qaar kam

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho – Siyaasiga mucaaradka ahna xilidhibaan ka tirsan Baarlamaan Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka digay caburin lagu hayo codka shacabka, gaar ahaan dhalinyarada magaalada Muqdisho.
Hadalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yimid kadib markii muddooyinkii dambe qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ay ka dhaceen bannaanbaxyo looga soo horjeeday dowladda, kuwaas oo qaar kamid ah dadkii ka qeyb galay loo taxaabay xabsiyada.
Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu adeegsanayo saraakiil amni si loo caburiyo aragtida dhalinyarada iyo dadka dhaliilsan dowladda.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Shabelle Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.