Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Ciidamada PSF oo baneeyay xaruntoodii Gaalkacyo
Ciidamada PSF ayaa baneeyay xaruntoodii magaalada Gaalkacyo ee Puntland, iyaga oo u guuray xaafadda Baraxley ee dhanka maamulka Galmudug. Ciidamada… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Ciidamada PSF ayaa baneeyay xaruntoodii magaalada Gaalkacyo ee Puntland, iyaga oo u guuray xaafadda Baraxley ee dhanka maamulka Galmudug.
Ciidamada PSF oo xaruntooda labaad ee Puntland ku lahaa meel u dhow garoonka diyaaradaha Gaalkacyo waxay guureen kaddib markii ay agagaarkooda soo dageen ciidamo farabadan oo ka tirsan Puntland.
Ciidamada PSF ayaa dhanka Galmudug la aaday 5 gaari oo haysteen, waxaana xaruntoodii ciid carakaabo ah ku jartay dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.
PSF oo hadda sheegta in ay ka tirsan yihiin ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa dhawaan lagala wareegay 8 gaari, kaddib dagaal ka dhacay deegaanka Laag ee degmada Boosaaso.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.