Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Ciidankii taabacsanaan Lafta-gareen oo duqeyn lala beegsaday
Naaxo ( Raxanreeb Online) Ciidamadii taabacsanaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa heegan sare lagu geliyay fariisimahooda ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in xalay diyaarado ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Naaxo, oo ku dhow fariisimaha ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed. Ilaa hadda lama xaqiij

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Naaxo ( Raxanreeb Online) Ciidamadii taabacsanaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa heegan sare lagu geliyay fariisimahooda ku yaalla duleedka magaalada Baydhaba.
Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in xalay diyaarado ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Naaxo, oo ku dhow fariisimaha ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed.
Ilaa hadda lama xaqiijin cidda lahayd diyaaradda iyo bartilmaameedkii ay duqeyntu ku wajahneyd, sidoo kalena ma cadda khasaaraha ka dhashay madaafiicda la sheegay in lagu garaacay deegaanka.
Xaaladda duleedka magaalada Baydhaba ayaa hadda kacsan, iyadoo ciidamada Daraawiishta lagu soo warramayo inay heegan ku jiraan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.