Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Daawo: Dabageed oo shaaciyay in Xasan Sheekh uga baxay heshiis hoose oo uu la galay
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu uga baxay ballan siyaasadeed oo uu la galay. Dabageed oo sheegay in Madaxweynaha ay hore ugu heshiiyeen, uguna ballanqaaday inuu hoggaanka HirShabelle isaga siiyo ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu hadda waxba kama jiraa

Reader briefing
Article context
What happened
- Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) accuses President Xasan Sheekh Maxamuud of withdrawing from a political agreement regarding the leadership of HirShabelle.
Key claims
- Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) accuses President Xasan Sheekh Maxamuud of withdrawing from a political agreement regarding the leadership of HirShabelle.
- Dabageed claims that during a recent meeting, President Xasan Sheekh indicated that the leadership of HirShabelle would be given to Cali Guudlaawe.
- The article mentions that there has been no official confirmation from Villa Soomaaliya regarding the political agreement or the leadership of HirShabelle.
Source limitations
- The article relies solely on statements from Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) without independent verification.
- The article does not provide any direct evidence or documentation to support the claims.
Reader takeaway
The claims made by Dabageed regarding the political situation in HirShabelle are unverified and lack official confirmation.
What remains unclear
- What specific terms were included in the original political agreement?
- What are the implications of this withdrawal for the governance of HirShabelle?
- Will there be any official response from President Xasan Sheekh or Villa Soomaaliya?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu uga baxay ballan siyaasadeed oo uu la galay.
Dabageed oo sheegay in Madaxweynaha ay hore ugu heshiiyeen, uguna ballanqaaday inuu hoggaanka HirShabelle isaga siiyo ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu hadda waxba kama jiraan kasoo qaaday ballankaas.
Dabageed ayaa sheegay in xalay kulan albaabadu u xirnaayeen oo uu la yeeshay Xasan Sheekh uu ku wargeliyay in kursigii HirShabelle aan loo hayn, sidaas darteedna uu tanaasulo.
“Madaxweynaha shalay markuu isoo wacay, waxaa u qabay laba qodob midkood: Madaxweynihii ayaa ku siinayaa ee reer HirShabelle ku hoggaami oo shaqadii la wareeg, ama inuu leeyahay waxaan ku ballannay waa shaqeyn waayay, oo nin kale oo Xawaadle ah oo ilma adeer tihiin ayaa kursigii la siiyay ee la shaqee ninkaas, sidaas ayuu ku dhihi islahaa hadduu adiga ku siin waayo,” ayuu yiri.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.