Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay
Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goordhow ku guuleysatay daminta dabkii sakay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Madax katirsan Gobolka Banaadir ayaa saakay ilaa hadda ku sugan goobta dambka ka kacay, waxaana la soo warinayaa in dabkaasi uu sababay khasaare hantiyadeed. Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee […]

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goordhow ku guuleysatay daminta dabkii sakay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Madax katirsan Gobolka Banaadir ayaa saakay ilaa hadda ku sugan goobta dambka ka kacay, waxaana la soo warinayaa in dabkaasi uu sababay khasaare hantiyadeed.
Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Masuuliyiin ku sugan goobta ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in dabka la xakameeyay, kadib dadaal ay sameeyeen ciidamada dab-damiska, ganacsatada iyo shirkadaha oo iskaashaday.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.