Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dab xoogan oo ka kacay Boosaaso
Dab xoogan ayaa goordhaweyd ka kacay kaalin shidal oo ku taalla magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Kaalin shidaal oo… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Dab xoogan ayaa goordhaweyd ka kacay kaalin shidal oo ku taalla magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.
Kaalin shidaal oo lagu magacaabo OPEC oo ku taalla bartama magaalada ayaa dab qabsaday, kaas oo aad u fiday, islamarkaana aan weli lagu guuleysan in la damiyo.
Dadaallo dadweynuhu waddo oo dabkan lagu daminayo ayaa ka soconaya halkaas, waxaana dadaal loogu jiraa in aanu dabku ku sii fidin goobaha kale ee ganacsiga.
Magaalada Boosaaso iyo dekedda ayaa la hayn dab-damis, taas oo marar badan lagu dhaliilay dowladda Puntland oo jirtay muddo gaaraysa 28 sano.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.