Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dagaal ka socda magaalada Gaalkacyo
Dagaal ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilowday waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ciidamada PSF oo… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Dagaal ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilowday waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ciidamada PSF oo hadda ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.
Dhawaqa hubka culus ayaa laga maqlayaa aaga xerada PSF oo u dhaxaysa garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf iyo deegaanka Jeexdin, halkaas oo sidoo kale laga arko qiiq iyo uuro ka baxaysa.
Sidoo kale waxaa jira hoobiyeyaal ku soo dhacay qaar ka mid ah xaaladda magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo sababay khasaare gaaray dad rayid ah.
Gooboha ganacsiga magaalada Gaalkacyo qaarkood ayaa xiran, iyada oo ammaankana aad aad loo adkeeyay oo ay xiran yihiin jidadka muhiimka ah ee magaalada.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.