Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
DEG-DEG: Gaari Rakaab ah oo Shil Culus ku Galay Waddada Banisa–Mandera
Mandera, Kenya (Raxanreeb Online): Gaari nooca rakaabka qaada ah (Matatu) oo ka soo ambabaxay magaalada Banisa, kuna sii jeeday Mandera (Yarey), ayaa duhurnimadii maanta galay shil culus. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in aan illaa hadda la soo sheegin wax dhimasho ah, balse shilku uu sababay dhaawacyo. Waxaa la sheegayaa in hooyo iyo wiilkeeda yar... The post DEG-DEG: Gaari Rakaab ah oo Shil C

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Mandera, Kenya (Raxanreeb Online): Gaari nooca rakaabka qaada ah (Matatu) oo ka soo ambabaxay magaalada Banisa , kuna sii jeeday Mandera (Yarey) , ayaa duhurnimadii maanta galay shil culus.
Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in aan illaa hadda la soo sheegin wax dhimasho ah , balse shilku uu sababay dhaawacyo.
Waxaa la sheegayaa in hooyo iyo wiilkeeda yar ay xaaladdoodu aad u liidato, kaddib markii ay soo gaareen dhaawacyo halis ah.
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan sababta shilka iyo tirada dadka kale ee dhaawacmay weli lama helin.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.