Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
DFS oo codsatay in Amniga Guud lagu wareejiyo CXDS
Talaado, 1,September 2026 {HMC} Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ballaaran ka bixiyay qorshaha bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee AUSSOM iyo isbeddelka ku imaanaya xiriirka Soomaaliya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay.Pirate prevention services Lataliyaha ayaa caddeeyay in bixitaanka ciidamada Midowga Afri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Talaado, 1,September 2026 {HMC} Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ballaaran ka bixiyay qorshaha bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee AUSSOM iyo isbeddelka ku imaanaya xiriirka Soomaaliya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay.Pirate prevention services
Lataliyaha ayaa caddeeyay in bixitaanka ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa AUSSOM uusan ahayn mid ku yimid duruufaha maanta ka taagan dunida oo kaliya, sida dhaqaale yarida iyo dagaallada caalamka, balse uu yahay qorshe istiraatiiji ah oo salka ku haya qiimeyn dhab ah oo laga sameeyay xaaladda dalka
Ka madax-bannaanida barnaamijyada gaarka ah Xuseen Sheekh Cali waxa uu xusay in tan iyo bishii September ee sannadkii 2022, ay dowladda Soomaaliya kulamo iyo qiimeyn la samaysay madaxda iyo hay’adaha Qaramada Midoobay
“Waxaan rabnaa in Soomaaliya ay ula macaamisho Qaramada Midoobay sida ay dunida kale ula macaamilto, oo aysan noqon meel loo soo diro wakiillo gaar ah ama barnaamijyo gaar ah oo loogu talagalay dalal daciif ah,” ayuu yiri Lataliyaha Amniga Qaranka
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.