Topic
Warkasta is tracking amniga across 10 reports from 6 sources. Recent coverage touches diplomacy, gudaha, and aadan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

LIANYUNGANG, Shiinaha — Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa Khamiistii ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah ee Iskaashiga Amniga Shacabka 2026, oo lagu qabtay magaalada Lianyungang ee dalka Shiinaha. Madasha ayaa waxaa ka qeybgalaya in ka badan 2,100 qof oo ka kala socda 139 dal iyo gobol, iyo sidoo kale […]

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay awood u leedahay inay si buuxda ula wareegto mas’uuliyadda amniga dalka haddii ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM ka baxaan Soomaaliya, iyadoo xustay in sannadihii u dambeeyay la sameeyay diyaargarow ballaaran oo arrintaasi la xiriira. Agaasimaha Guud ee Xarunta TUBSAN, Cali Yaasiin Gurbe ayaa sheegay in […] The
Soomaaliya ayaa qorshaynaysa inay ka faa’iidaysato kaalinteeda diblomaasiyadeed ee Qaramada Midoobay si ay beesha caalamka uga dalbato taageero dheeraad ah oo ku saabsan isbeddelka amniga, xaaladda bani’aadantinimo iyo qorshayaasha horumarineed ee dalka.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Beijing ee dalka Shiinaha, Wafdiga Wasiirka waxaa Safaaradda ku soo dhaweeyay Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Cabdisalaam Suleymaan, kaas oo wafdiga warbixin ka siiyay xaaladda guud ee Safaara

Asmara – Guddoomiyaha Golaha Sare ee Ku-meel-gaarka ah ee Suudaan, Jeneraal Abdel Fattah al-Burhan, ayaa magaalada Asmara kulan albaabbadu u xiran yihiin kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhanka amniga ee labada dal. Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa garoonka diyaaradaha ee Asmara ku soo dhaweeyay Jeneraal Al-Burhan iyo waf

Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Arbacadii xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay wasiirrada u qaabilsan amniga ee Dawlad-goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Waqooyi Bari. Wasiirrada dawlad-goboleedyada ayaa Muqdisho u jooga ka qaybgalka Shirka Qaran ee Amniga Gudaha, oo la qabana

Talaado, 1,September 2026 {HMC} Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ballaaran ka bixiyay qorshaha bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee AUSSOM iyo isbeddelka ku imaanaya xiriirka Soomaaliya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay.Pirate prevention services Lataliyaha ayaa caddeeyay in bixitaanka ciidamada Midowga Afri

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo heli lahaa hannaan amni oo waara. Shirweynaha waxaa ka qeybgalaya masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, hay’adaha amniga, dowlad-goboleedyada iyo qeybaha kale ee ay khuseyso arrimaha amniga dalka. [

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shirka amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray adkaynta amniga guud ee deegaannada Koonfur Galbeed iyo xoojinta dadaallada looga hortagayo falalka guracan ee Khawaarijta Al-Shabaab ay ku dhibaateeyaan shacabka. Shirka ayaa si gaar ah looga hadlay xaaladda amni ee deegaannada K

Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay Madaxtooyada Puntland ee Gobolka Mudug,… Sii akhri