Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dowladda Soomaaliya oo beenisay in Lafta-gareen iyo Taliye Shub ay yihiin argagixiso
Muqdisho ( Raxanreeb Online_ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim, ayaa sheegay in dowladda federaalku aysan marnaba ku dhawaaqin in Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyo Taliye Shub ay yihiin argagixiso. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dowladda aysan wax shaqo ah ku lahayn hadallada ama tallaabadii arrintaas la xiriirtay

Reader briefing
Article context
What happened
- The Somali government denied claims that President of South West State, Abdiasis Hassan Mohamed (Laftagareen), and General Mahad Shub are terrorists. The Minister of Information stated that the federal government has no involvement in discussions or actions related to this matter.
Key claims
- The Somali government denied that President of South West State, Abdiasis Hassan Mohamed (Laftagareen), and General Mahad Shub are terrorists.
- The Minister of Information stated that the federal government has no involvement in discussions or actions related to this matter.
- The Minister emphasized that the federal government never declared Laftagareen and Shub as terrorists.
Source limitations
- The article relies solely on statements from the Minister of Information.
- No responses from Laftagareen or Shub are included.
- The article does not provide independent verification of the claims.
Reader takeaway
The Somali government has officially denied any terrorist affiliations of Laftagareen and Shub.
What remains unclear
- What prompted the claims about Laftagareen and Shub being terrorists?
- What specific discussions or actions is the Minister referring to?
- How does this denial affect the political landscape in South West State?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho ( Raxanreeb Online_ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim, ayaa sheegay in dowladda federaalku aysan marnaba ku dhawaaqin in Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyo Taliye Shub ay yihiin argagixiso.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dowladda aysan wax shaqo ah ku lahayn hadallada ama tallaabadii arrintaas la xiriirtay, isagoo meesha ka saaray in dowladda federaalka ay si rasmi ah ugu dhawaaqday in labadaasi mas’uul ay yihiin argagixiso.
“Annaga marnaba ma dhihin Laftagareen iyo Taliye Shub waa argagixiso, waxa dhacayna shaqo kuma lihin,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.
Hadalka wasiirka warfaafinta Soomaaliya, ayaa ku soo aadaya xili maalmo kahor duqeyn khasaaro dhalisay lagu garaacay guri uu degganaa Taliyihii hore ee Asluubta Jeneraal Mahad Shub, kaasi oo ku yaalay degmada Doolow ee gobolka Gedo ee koonfur Soomaliya.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.