Dowladda Soomaaliya oo Bixinaysa Waxbarashada Tacliinta Sare ee Saddexda Arday ee Ku Guuleystay Tartanka Qur’aanka
Muqdisho, Sebteembar 15, 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo kaalmaha koowaad ilaa saddexaad ka…
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho, Sebteembar 15, 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo kaalmaha koowaad ilaa saddexaad ka galay tartan caalami ah oo Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay dalka Qatar.
Ardayda uu Ra’iisul Wasaaruhu qaabilay ayaa kala ah Qaari Cabdiqani Cabdiqaadir Sheekh Xuseen, oo ku guuleystay kaalinta koowaad, Qaari Cabdiraxmaan Qaasim Maxamed, oo galay kaalinta labaad, iyo Qaari Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud, oo ku guuleystay kaalinta saddexaad.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ardayda ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ah ee ay Soomaaliya uga soo hoyeen tartanka caalamiga ah, isagoo ku ammaanay dadaalkooda, kartidooda iyo sida ay magaca Soomaaliya uga dhex muuqdeen tartanka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale ballanqaaday in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay bixin doonto waxbarashada tacliinta sare ee saddexda arday, si ay u sii wataan waxbarashadooda una horumariyaan aqoontooda iyo xirfaddooda.
Reader briefing
Article context
What happened
- The Somali government will provide higher education for three students who excelled in an international Quran competition held in Qatar.
Key claims
- The Somali government will provide higher education for three students who excelled in an international Quran competition.
- The students who won the top three positions in the Quran competition are Qaari Cabdiqani Cabdiqaadir Sheekh Xuseen, Qaari Cabdiraxmaan Qaasim Maxamed, and Qaari Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud.
- Prime Minister Hamza Abdi Barre congratulated the students on their historic achievement.
Source limitations
- The article does not include responses from the students or their families.
- The article relies on statements from the Prime Minister without independent verification.
- No external sources are cited to confirm the details of the competition.
Reader takeaway
The Somali government is investing in the education of students who have achieved notable success in an international competition.
What remains unclear
- What specific educational programs will be provided to the students?
- How will this support impact the students' future opportunities?
- Are there any other initiatives planned by the government for youth education?
Why it matters
The article highlights the government's commitment to supporting youth education in Somalia, particularly in religious studies.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Goobjoog Somali
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.