Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dowladda Turkiga oo Soomaaliya u kordhisay diyaaradaha dagaalka…
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya u kordhisay taageerada dhinaca diyaaradaha dagaalka, xilli dalka uu ka taagan yahay muran siyaasadeed iyo amni oo sii xoogeysanaya. Arrintan ayaa ku soo aaday xilli Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ay dowladda Federaalka ku eedeynayaan tallaabooyin ay ku... The post D

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya u kordhisay taageerada dhinaca diyaaradaha dagaalka, xilli dalka uu ka taagan yahay muran siyaasadeed iyo amni oo sii xoogeysanaya.
Arrintan ayaa ku soo aaday xilli Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ay dowladda Federaalka ku eedeynayaan tallaabooyin ay ku tilmaamayaan kuwo hal dhinac ah, gaar ahaan kuwa la xiriira siyaasadda, amniga iyo diyaar-garowga doorashooyinka.
Taageerada milatari ee Turkiga ayaa qeyb ka ah xiriirka iskaashi ee labada dal, iyadoo Soomaaliya ay muddooyinkii dambe si weyn u xoojisay awoodda ciidamadeeda cirka iyo dhulka.
Dhinaca kale, mucaaradka iyo Puntland ayaa walaac ka muujinaya sida loo adeegsan karo awoodaha cusub ee milatari, xilli ay jiraan khilaafaad siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah maamul-goboleedyada iyo siyaasiyiinta dalka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Raxanreeb Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.