Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), geerida ku timid Alle ha u naxariistee Dr. Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, oo ku geeriyooday dalka Hindiya. Marxuumka waxaa si gaar ah u loogu xusuusan […]

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), geerida ku timid Alle ha u naxariistee Dr. Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, oo ku geeriyooday dalka Hindiya.
Marxuumka waxaa si gaar ah u loogu xusuusan doonaa kaalintii aqooneed iyo midda taariikhiga ahayd ee uu ka qaatay horumarinta Afka Soomaaliga, kobcinta aqoonta iyo dhismaha Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga.
Wasaaradda Waxbarashada waxay Alle uga baryaysaa Marxuumka inuu naxariistiisa iyo Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, ehelkii, qaraabadii, bahda Akademiyada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxayna uu ka siiyo samir iyo iimaan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.