Topic
Warkasta is tracking dalka across 14 reports from 5 sources. Recent coverage touches diplomacy, ciidanka, and taliyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Falcelin xooggan ayaa kasoo dhalatay fal dil ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Muqdisho (Caasimada Online) โ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay awood u leedahay inay si buuxda ula wareegto masโuuliyadda amniga dalka haddii ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM ka baxaan Soomaaliya, iyadoo xustay in sannadihii u dambeeyay la sameeyay diyaargarow ballaaran oo arrintaasi la xiriira. Agaasimaha Guud ee Xarunta TUBSAN, Cali Yaasiin Gurbe ayaa sheegay in [โฆ] The
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoฤan ee magaalada Muqdisho, oo hore loogu yaqaanay Isbitaalka Digfeer, halkaas oo lagu daweynayo qaar ka mid ah askarta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay howlaha amniga.

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo ciidanka Guutada 21-aad, Taliyuhu wuxuu ciidanka kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadkooda qaran, ilaashadaan anshaxa iyo [โฆ] The

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallada lagu xaqiijinayo amniga deegaanka iyo kuwo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya deegaanada gobolka. Ciidamada ayaa hawlgallo ka wada deegaanno kala duwan oo hoostaga

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), geerida ku timid Alle ha u naxariistee Dr. Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga, oo ku geeriyooday dalka Hindiya. Marxuumka waxaa si gaar ah u loogu xusuusan [โฆ]

Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar, ahna Wasiirka Difaaca, Mudane Sheekh Sucuud Bin Cabdiraxmaan Bin Xasan Al Taani. Kulanka, oo qayb ka ahaa kulamadii rasmiga ahaa ee uu Raโiisul Wasaaruhu la qaadanayay madaxda ugu sarreysa dalka Qatar, ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga [

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee dalka Aljeeriya u qaabilsan Soomaaliya mudane Maxamed Caalim. Kulanka oo ay Wasiirku ku wehliyeen Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane Cabdulxakiim Xasan Ashkir iyo Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musii

Arbaco 26 Aug 2026 {HMC} Wasiirka Horumarinta iyo Afrika ee UK, Kirsty McNeill, ayaa madaxda Soomaaliyeed ugu baaqday inay yeeshaan wada-hadal wax dhisaya oo xoojinaya midnimada dalka, isla markaana horseedaya horumar siyaasadeed iyo heshiis guud oo ku saabsan mustaqbalka Soomaaliya. Baaqan ayaa yimid xilli wasiiraddu booqasho ku joogto Soomaaliya, iyadoo kulan ay Muqdisho kula yeelatay [โฆ]

Arbaco 26 Aug 2026 {HMC} Shiinaha ayaa maanta muwaadiniintiisa ugu baaqay inay deg deg uga baxaan dalka Eswatini, oo ah boqortooyo ku taalla koonfurta Afrika, isagoo sabab uga dhigay khataro amni, balse lama bixin faahfaahin la xiriirta khataraha deg deg ah ee dalkaa uu wajahayo. Wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha ayaa warsaxaafadeed ugu sheegtay muwaadiniinta ka [โฆ] The post Shiinaha oo m

Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Wakaaladda wararka ee Reuters oo xiganaysa wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa soo bandhigtay faahfaahinta wadahadallo Suuriya iyo Israaโiil ay shalay ku yeesheen dalka Jordan. Suuriya, waxay wadahadalladan u dirtay wafdi sare oo uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha dibadda, isla markaana ay ku jireen madaxda sirdoonka guud iyo sirdoonka milatariga, iyadoo [โฆ] The

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, oo ah xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ayaa waxaa wafdiga kusoo dhaweeyay saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo madaxda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Taliyaha waxaa safarkiisa ku wehelinayay T

Xisbiga Nabad & Nolol ee hoggaamiyo madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid dalabkii Golaha Mustaqbalka ee ahaa inโฆ Sii akhri

The Chairman of the Somali Football Federation and Deputy President of the CECAFA Football Organization, Mr. Ali Abdi Mohamed, has arrived in the United States after receiving an official invitation from FIFA. During his stay in the United States, the Chairman will participate in the semifinals and finals of the World Cup [...]