Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Janaraal Mascuud oo Ka Qalin-jabiyay Kulliyadda Sare ee Dagaalka Dalka Masar
QAAHIRA – Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare oo la xariirta Kulliyadda Sare ee Dagaalka ayaa ka qalin-jabiyay Akadeemiyada Militariga ee Daraasaadka Sare iyo Istaraatiijiyadda. Janaraal Mascuud Maxamed Warsame ayaa kamid noqonaya saraakiisha Soomaaliyeed ee helay tababarrada he

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
QAAHIRA – Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare oo la xariirta Kulliyadda Sare ee Dagaalka ayaa ka qalin-jabiyay Akadeemiyada Militariga ee Daraasaadka Sare iyo Istaraatiijiyadda.
Janaraal Mascuud Maxamed Warsame ayaa kamid noqonaya saraakiisha Soomaaliyeed ee helay tababarrada heerka caalami ah, taas oo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda iyo aqoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, wuxuuna Jeneraal Mascuud kaalin muhiim ah ka soo qaatay dagaalka dalka looga xoreynayo Al-Shbabaab.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Shabelle Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.