Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Kheyre oo eedeymo culus u jeediyay Xasan, dushana ka saaray dhacdadii Doolow
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay qaraxa ka dhacay hoyga uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub). Kheyre ayaa sheegay in guriga Taliye Shub lagu bartilmaameedsaday duqeyn diyaaradeed, xilli dowladda […] The p

Reader briefing
Article context
What happened
- Former Prime Minister Hassan Ali Kheyre criticized President Hassan Sheikh for an airstrike that targeted the home of former police commander General Mahad Abdirahman Aadan in Doolow.
Key claims
- Former Prime Minister Hassan Ali Kheyre accused President Hassan Sheikh of responsibility for an airstrike targeting the home of former police commander General Mahad Abdirahman Aadan in Doolow.
- Kheyre condemned the airstrike as unacceptable in the context of Somalia's politics and governance.
- He warned that political conflicts cannot be resolved through military force and called for peaceful dialogue.
- Kheyre emphasized the need for a free and fair election to restore public trust in leadership.
Source limitations
- The article does not provide a response from President Hassan Sheikh regarding the accusations.
- Claims about the airstrike's nature and intent are based solely on Kheyre's statements.
- No independent verification of the airstrike or its consequences is provided.
Reader takeaway
Kheyre's accusations highlight ongoing tensions in Somali politics and the call for peaceful resolution of conflicts.
What remains unclear
- What evidence supports Kheyre's claims about the airstrike?
- How has the government responded to Kheyre's accusations?
- What are the implications of this incident for Somalia's political stability?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay qaraxa ka dhacay hoyga uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub).
Kheyre ayaa sheegay in guriga Taliye Shub lagu bartilmaameedsaday duqeyn diyaaradeed, xilli dowladda ay sheegtay in qaraxa guriga ka dhacay uu ahaa mid ka dhashay waxyaabo qarxa oo lagu diyaarinayay guriga.
Kheyre oo war-saxaafadeedka soo saaray ayaa sheegay inuu cambaareynayo waxa ka dhacay guriga taliyihii hore, isagoo mas’uuliyadeeda dusha u saaray Madaxweyne Xasan Sheekh. Kheyre ayaa sheegay in dhacdadan ay tahay arrin aan laga aqbali karin siyaasadda iyo dowladnimada Soomaaliya.
“Waxaan si adag u cambaareynayaa duqeynta uu taliska uu hoggaamiyo Madaxweyne hore Xasan Sheekh Maxamuud xalay ku weeraray hoyga uu magaalada Doolow ka deggan yahay taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan,” ayuu yiri Kheyre.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.