Topic
Warkasta is tracking xasan across 19 reports from 8 sources. Recent coverage touches sheekh, soomaaliya, and ahayn, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad-goboleedka HirShabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu uga baxay ballan siyaasadeed oo uu la galay. Dabageed oo sheegay in Madaxweynaha ay hore ugu heshiiyeen, uguna ballanqaaday inuu hoggaanka HirShabelle isaga siiyo ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu hadda waxba kama jiraa

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Gudomiyaha hay’adda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Raabidada Caalamka Islaamka, gaar ah

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Khudbadii Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed hagar Dabageed oo dhameystiran taas oo uu kaga hadlaayay wixii dhaxmaray Madaxweyne Xasan Shiikh. HOOS KA DAAWO MUQAALKA DABAGEED. The post {DAAWO MUQAALKA} Maxaa dhaxmaray Yuusuf Dabageed iyo Madaxweyne Xasan Shiikh.? appeared first on HMC Somalia News .

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaasi oo ay ku sugnaayeen cutubyo ka tirsan Guutada 21-aad ee Gorgor, kuwaas oo dhowaan soo dhammaystay tababar heer sare ah. Madaxweyne […]

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga… Sii akhri

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska qaybta 1-aad ee kumaandooska Gorgor. Madaxweynaha ayaa halkaasi kula kulmay cutubyo ka tirsan guutada 21-aad ee Gorgor, kuwaasi oo dhowaan soo dhammaystay tababar heer sare ah, isaga oo u kuurgalay […] Th

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay qaraxa ka dhacay hoyga uu magaalada Doolow ee gobolka Gedo ka degan yahay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub). Kheyre ayaa sheegay in guriga Taliye Shub lagu bartilmaameedsaday duqeyn diyaaradeed, xilli dowladda […] The p

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Belgrade ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynaha dalka Serbia, … Sii akhri

Belgrade, Serbia (Raxanreeb Online): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Belgrade ee dalka Serbia kaga qeyb galay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn (Non-Aligned Movement). Madaxweynaha ayaa shirka kusoo bandhigay caqabadaha amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha ee dunidu wajahayo, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga i

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn oo maanta ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaasi oo uu kusoo bandhigay caqabadaha amni, siyaasadeed iyo dhaqaale ee dunida wajahayso iyo muhiimadda xoojinta iskaashiga caalamiga ah. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in caqabadaha maanta jira, oo ay ka [&#
Belgrade, Serbia – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qayb galay Shirka Dalalka Dhex-dhexaadka ah ee ka furmay magaalada Belgrade ee dalka Serbia. Madaxweynaha ayaa khudbad…

President Hassan and the President of Galmudug welcomed the people in Galinsoor – will this strengthen the relationship between the federal government and the administration?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay horumarka ay dowladdu ka gaartay siyaasadda arrimaha dibadda. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in ay jireen waqtiyo go’aannada Soomaaliya lagu gaari jiray dibadda, balse xaaladdaas aysan maanta jirin.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaaradda… Sii akhri

The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, and a delegation he leads arrived today in Doha, Qatar, where they met with the Emir of the State of Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, to express condolences for the passing of his father, the late Emir Sheikh Hamad bin Khalifa Al Thani. […]

The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mahmoud, and a delegation he leads arrived yesterday in Doha, Qatar...

President Hassan Sheikh has concluded training for officers who graduated from the TURKSOM School, praising their efforts and resilience.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiin Soomaaliyeed kala qaybgalay… Sii akhri

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uga qeybgalayo munaasabad maanta lagu caleemasaarayo Aadan… Sii akhri